page kani waxaad kala socon what ever you interested I.a
(2)
07/11/2024
iron
26/10/2024
Muda haraad kii maantey ay cod sadeen Xamas.....seamore
22/11/2023
Yahuuda waxay sitoos ah u beegsadaan gawaarida gurmadka
Waxay sawir ka bixiney saah xasuuqa ba'an ay g*y saneyso Israel
22/11/2023
Xitaah waxaa laga soo sheegaayo marina gaza ineysan haysan wax dadka burburka hoostiisa looga soo saaro aynan jirin
22/11/2023
Yaaa Allah
22/11/2023
Bal arag meeshaan waa biyaha ay is ticmaaleen kooxda dabdamiska ayadoo la arkaayo iney dadku biya ahaan u istic maalayaan biyaha ku daatay dhulka
22/11/2023
Shalay ilaa iyo maanta dowladaha goonfur Africa iyo dowlada kale sida turkey ayaa ka cod saday maxkamada danbiyada ee heeg iss si loola xisaab tamo madaxda gumeeystaha Israel
22/11/2023
is bitaalka ay hadda ay gabaad ka dhigteen gumeystaha Israel dhaqaatiirta waxay adeegsadaan tooshashka mobile lada ayadoo la warinaayo in bukaanada qalab ka ku xiran aysan koronto la'aan shaqeyn karin
20/11/2023
Dhibaatada heesata dadka reeer gaza waxaa u dheeri ah am Ambalance yada Malahan wax CBR si loola tacaalo dhibanayaasha
Be the first to know and let us send you an email when XOG OGAAL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.