Dhambaal Media

  • Home
  • Dhambaal Media

Dhambaal Media is a media that will focus on social and economic development.

04/09/2025

Waligaa Tano Kale makugu Dhacday ?
Hooyadaa Dabeecad Nuuce Bey Kula Dhaqantaa Xiliga Aad imtixaanka Dhacdo

28/08/2025

Qof walbo iyo sida uu guriga ka yahay
Adiga kaalintee ku jirtaa ?


Dhambaal Media

14/08/2025

Short flim~mushaar lumin

Sidee ku lumisaa mushaarka billaha ah ee kusoo gala?
Maku jirtaa dadka sida macno darrada ah ubaxiya lacagta, bisha aakhirkeeda Shiidka iyo cariiriga dareemma.

29/07/2025

farqiga udhaxeeya sida shaqada lagu heli jiray waayadii h**e iyo habka hadda lagu helo fursadaha shaqo.
adigu wali ma waxay kuu joogta waayadii h**e mase update ayaad tahay?

14/07/2025

Ila soo Dhaweeya Halyeeyada Dhambaal Media

13/06/2025

5 taan qodob hadii aad sameyso waa hubaal in aad natiijo
fiican ka keeni doonted imtixaanka."

Dhambaal Media

05/06/2025

Allahu Akbar! Allahu Akbar! Laa ilaaha illa Allah, Allahu Akbar wa lillaahil-xamd!”
Waa Ciidul-Adxaa! Waa maalintii ducada, & farxadda, iyo isku soo dhawaanshaha
EID MUBARAK.


Dhambaal Media

قال رسول الله ﷺ:خير الدعاء دعاء يوم عرفة، وخير ما قلت أنا والنبيون من قبلي:لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له الملك وله...
04/06/2025

قال رسول الله ﷺ:
خير الدعاء دعاء يوم عرفة، وخير ما قلت أنا والنبيون من قبلي:
لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له الملك وله الحمد، وهو على كل شيء قدير.



Dhambaal Media

25/05/2025

Adiguna ku Darso Hal maah maah oo Sedax ley Ah
Dhambaal Media

20/05/2025

🎬 𝗙𝗨𝗥𝗦𝗔𝗗 𝗝𝗜𝗟𝗜𝗜𝗡 (𝗜𝗡𝗧𝗘𝗥𝗡𝗦𝗛𝗜𝗣).

Waa waqtigii aad hibadaada jilitaanka shaashada la imaan lahayd!.

Dhambaal Media waxay bilaabeysaa barnaamijyo wacyigelin bulsho ah oo muuqaal ah, waxaana u baahanahay jilayaal cusub oo lagu tababari doono gudaha mashruucaan.

✅ 𝗕𝗼𝗼𝘀𝗮𝘀𝗸𝗮 𝗕𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗻:
3 wiilal (rag dhalinyaro ah)
3 gabdhood (dumar dhalinyaro ah)

🎭 𝗦𝗵𝗮𝗾𝗮𝗱𝗮 𝗟𝗮𝗴𝘂 𝗤𝗮𝗯𝗮𝗻𝗮𝘆𝗼:

Ka qeybgalka duubista filimaan gaagaaban oo wacyigelin ah.

Ka jila doorkii laguu qoondeeyo si firfircoon.

Ka mid noqo koox abuurta farriimo bulshada wax taraya.

🧪 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗾𝗮𝗱𝗮:
𝗜𝗻𝘁𝗲𝗿𝗻𝘀𝗵𝗶𝗽 (𝗧𝗮𝗯𝗮𝗯𝗮𝗿 𝗝𝗶𝗹𝗶𝘁𝗮𝗮𝗻) – 𝟯 𝗯𝗶𝗹𝗼𝗼𝗱 𝘂𝗴𝘂 𝗵𝗼𝗿𝗲𝗲𝘆𝗮.

Waxaa lagu baran doonaa xirfadaha jilitaanka, la shaqeynta koox muuqaal sameeya, iyo fahamka guud ee wax soo saarka muuqaalka.

Waxaa laguu qiimeyn doonaa kartidaada iyo horumarkaaga inta lagu jiro internship-ka.

📝 𝗦𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗖𝗼𝗱𝘀𝗶𝗴𝗮:

Da’daada ha u dhexayso: 18–25 sano.

Hibo jileed ama xiise dhab ah u leh ka shaqeynta muuqaalada.

Diyaar u ah inaad si joogto ah uga qeyb gasho tababarka iyo duubista.

Xilkasnimo, hal-abuur, iyo wada shaqeyn wanaagsan.

🎁 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗟𝗮𝗴𝗮 𝗛𝗲𝗹𝗮𝘆𝗮𝗮❓
Tababar rasmi ah oo ku saabsan jilitaanka (3 bilood).

Fursad aad ku dhisto magacaaga iyo xirfaddaada shaashada.

Ka qeybgal muuqaalada Dhambaal Media oo gaaraya kumannaan daawadayaal ah.

Waxaa jiri kara gunno ama heshiis shaqo rasmi ah marka tababarka dhammaado.

📍 𝗚𝗼𝗼𝗯𝘁𝗮:
Mogadishu – Xarunta Dhambaal Media

⏳ 𝗪𝗮𝗾𝘁𝗶𝗴𝗮 𝗞𝗮𝗺𝗮 𝗗𝗮𝗺𝗯𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮:
27 May 2025

📩 𝗦𝗶𝗱𝗮 𝗟𝗼𝗼𝗴𝘂 𝗦𝗼𝗼 𝗫𝗶𝗿𝗺𝗼:
1.Soo buuxi formka hoose.
👇👇
https://forms.gle/3L4feVxbgShSE2Dc6

2.Muuqaal gaaban (1 daqiiqo ka yar) adigoo isku soo bandhigaya,sheeko kooban, ama dareen muujinaya).

Ku soo dir:
📲 WhatsApp: +252 610 444743.

📧 Email: [email protected]

11/05/2025

Maanta oo ah 11ka May, waa Maalinta Caalamiga ah ee 𝐓𝐞𝐤𝐧𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 – maalin aan ku xusno hal-abuurka, horumarka, iyo saameynta weyn ee tiknoolajiyaddu ku leedahay Nolosheena

hamplyo dhalinta somliyeed



Dhambaal Media

04/05/2025

Dhaqamadaan Mala Kulanatay mar un Xarumaha Caafimaadka


Dhambaal Media

Address


Telephone

+252615348494

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhambaal Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share