Liverpool Somali Fans

  • Home
  • Liverpool Somali Fans

Liverpool Somali Fans 🔴🗞 Halkani waxaad ka heli doontaa Wararki Ugu Dambeeyay Kooxda- tabinta ciyaarta- Taariikho hore. 🇸🇴

Waxaan kugu soo dhaweynaynaa Page-ka Ugu Wayn Taageraysha Liverpool Somali Fans. halkaan waxaad ka heli doontaa dhamaan Wax kasta Oo ku saabsan Kooxda, Wararki Ugu dambeeyay Kooxda - Tabinta Ciyaarta - Taariikho hore

Congratulations you finally Found this Page!

Hi Liverpool Fans!😂❤️
08/09/2025

Hi Liverpool Fans!😂❤️

🚨🚨🚨🚨🚨🔴Hugo Ekitike Ma Ahan Blan B Liverpool, Reds-na weli k**a harin Isak!

• Hugo Ekitike wuxuu ahaa mid si gaar ah u dooneysay Liverpool tan iyo suuqii January.

• Dhanka Kale, Dadaalka loogu jiray Saxiixa Alexander Isak wuu sii socon doonaa, Saxiixa Hugo Ekitike-na k**a dhigna inuu yahay beddel-ka Isak.

- El Capitano

08/09/2025

🚨Waxaa Soo baxay War ay Taageerayaasha Liverpool aad ugu farxeen.🙂😄

Faatixo idi kugu daraynaa hadduu run noqdo.

🚨🚨🚨🚨🗣Hugo Ekitike: "I maanshaha Alexander Isak waa Farxad, anigu waxaan rabaa inaan si wanaagsan u dheelo oo ay Macalink...
08/09/2025

🚨🚨🚨🚨🗣Hugo Ekitike: "I maanshaha Alexander Isak waa Farxad, anigu waxaan rabaa inaan si wanaagsan u dheelo oo ay Macalinka dhibaato ku noqoto qof uu xulanaayo."😂

War cunugu Waa Faraq, ku lahaa macalinka dhib inay ku noqoto rabaa qof uu kusoo bilaabaayo ani iyo isak.

- El Capitano

Wiilkaas yarka ah hadda Waa Mid ka Mid ah Xidigaha ugu Muhiimsan Liverpool. Isku day inaad sheegto Magaciisa?- Sumayo Lu...
08/09/2025

Wiilkaas yarka ah hadda Waa Mid ka Mid ah Xidigaha ugu Muhiimsan Liverpool.

Isku day inaad sheegto Magaciisa?

- Sumayo Luula

🔴⬜️🇩🇪 Florian Wirtz ayaa xalay noqday ciyaaryahankii ugu saamaynta badnaa Ciyaartii Germany vs N-Ireland.• Wuxuu abuuray...
08/09/2025

🔴⬜️🇩🇪 Florian Wirtz ayaa xalay noqday ciyaaryahankii ugu saamaynta badnaa Ciyaartii Germany vs N-Ireland.

• Wuxuu abuuray fursadaha ugu badan (3)

• Wuxuu sameeyay soo-kabashada ugu badan (8)

• Wuxuuna ahaa ciyaaryahanka ugu badan ee qalad lagu galay (4 jeer)

➡️ Intaas waxaa u dheer, wuxuu dhaliyay Laad xor ah oo cajiib ah!!!!🎯

Bandhig heer sare ah oo Ka yimid kubad sameeyaha aduunka ugu Fiican💎

- El Capitano

🚨🚨🚨🚨🚨🚨🔴𝗘𝗫𝗖𝗟: Jimcahii FSG ayaa wadahadalo la furtay Macalin Arne Slot si uu qandaraas muddo dheer ah kooxda ugu saxiixo....
07/09/2025

🚨🚨🚨🚨🚨🚨🔴𝗘𝗫𝗖𝗟: Jimcahii FSG ayaa wadahadalo la furtay Macalin Arne Slot si uu qandaraas muddo dheer ah kooxda ugu saxiixo.

Qodobada heshiiska waxaa ka mid ahaa balan qaad ah in kooxda La keeni doono Saxiixyo waawayn sanadaha Soosocda.✅️

Markaan Lahaa Klopp Wuxuu ahaa hanti dhawraha guud ee FSG, dadaa I beensanaayay!😄😂

- El Capitano

🚨🚨🚨🚨🚨🗣Hugo Ekitiké: “Laga bilaabo daqiiqadda aad xirato funaanadda Liverpool, waad ogaanaysaa inaad Masuuliyad qaaday. H...
07/09/2025

🚨🚨🚨🚨🚨🗣Hugo Ekitiké: “Laga bilaabo daqiiqadda aad xirato funaanadda Liverpool, waad ogaanaysaa inaad Masuuliyad qaaday.

Hadda waxaa La i Fiirinayaa kumanaan jeer ka badan sidii h**e. Waa sharaf, waxaana si adag u shaqayn doonaa si aan u caddeeyo inaan istaahilo inaan Liverpool joogo.”❤️🔴

Kolsoonida aad Hugo Ekitike ku qabto Taageere Waa intee 1/10

Ani 9/10

- El Capitano

🚨🤔Taageere kasta oo Liverpool ayaa aad u jecel bixitaanka Ibrahima Konate. Ma garanayo Sababta!
07/09/2025

🚨🤔Taageere kasta oo Liverpool ayaa aad u jecel bixitaanka Ibrahima Konate.

Ma garanayo Sababta!

🚨🚨🚨🗣Arne Slot ayaa yiri bishii May Sidaan....."Waxaan aaminsanahay inaan heli doonno hal ama laba hub(Ciyaaryahano qatar...
07/09/2025

🚨🚨🚨🗣Arne Slot ayaa yiri bishii May Sidaan.....

"Waxaan aaminsanahay inaan heli doonno hal ama laba hub(Ciyaaryahano qatar ah) oo dheeraad ah oo anaan hadda ku haysan kooxda."

September: Florian Wirtz Alexander Isak iyo Hugo Ekitike Waa Liverpool Players.

ARNE SLOT!!!🥶😲

- El Capitano

🚨Alexander Isak ayaa Hadda Si buuxda ugu soo laabtay Training-ka buuxa ee Xulka Sweden.
06/09/2025

🚨Alexander Isak ayaa Hadda Si buuxda ugu soo laabtay Training-ka buuxa ee Xulka Sweden.

Joao Cancelo For Jota
06/09/2025

Joao Cancelo For Jota

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Liverpool Somali Fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Liverpool Somali Fans:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share