Yufle media

Yufle media Weriye kashaqeeya Arimaha Bulshada

26/10/2025

Qurbejoogta waxaan leeyahay waar hooy anagu ma noqon doono kuwo abaal-xun oo hangool idinka dhigta la tebo maalinta hawsha

Gudoomiyaha Xisbiga KAAH

Waxa Qoray Maamulihi H**e Ee Cisbitaalka Ceergaabo Ayaanle Koodbuul..Jamacada Sanag University oo gebi ahaanba noqotay m...
25/10/2025

Waxa Qoray Maamulihi H**e Ee Cisbitaalka Ceergaabo Ayaanle Koodbuul..

Jamacada Sanag University oo gebi ahaanba noqotay meel hoy u noqotay eex iyo qabyaalad baahsan maamulka jamacada aan markii horena ku magcawnayn habkii iyo hanankii jamacadi lahayd ayaa hada waxa soo baxday in gudiga boodhka jamacada hanaanka loo maray anay ahayn mid waafaqsan sharciga jamacadaha loo maro ee lagu soo xulo gudiga boodhka jamacadaha oo anay ka war hayn gudiga tacliinta sare gebi ahaanba
Hadba ma aqbalayno in jamacadii isu bedelsho xero geel wixii doono la keeno
Hada waxanu ka codsanaynaa gudiga tacliinta sare ee JSL in ay soo fara geliyaan jamacadan Xero geela isu bedeshay

DEGDEG: "Muxuu Dhaafsaday Gudomiyaha Xisbiga Kaah Heshiiskii Hawada  Ma Aqoon Daro Ayay Ka Ahayd Ma Badawnimo ayay ka ah...
25/10/2025

DEGDEG: "Muxuu Dhaafsaday Gudomiyaha Xisbiga Kaah Heshiiskii Hawada Ma Aqoon Daro Ayay Ka Ahayd Ma Badawnimo ayay ka ahayd 200 oo Su'aalood Ayaa Horyaala Maxamuud Xaashi" Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Khadar Xuseen Cabdi

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni: “Waxa naga go’an in aan nabad kula noolaano derisyadeena Somaliland & Galmudug, waxa...
25/10/2025

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni: “Waxa naga go’an in aan nabad kula noolaano derisyadeena Somaliland & Galmudug, waxaana Madaxweynaha Somaliland ku ammaanayaa gogosha Nabadda Ceerigaabo oo aan borrinayo in laga wada qaybgalo.”

Deni ayaa meesha ka saaray in PL & SL ay cidi u dhaxayso.

24/10/2025

Xabaal iyo Ninked Loo Kala Teg "Wasiir H**e Maxamuud Warsame Jaamac

24/10/2025

Madaxweyne Ciro Oo Biladda Nabadda Gudoonsiiyey Badhasaabka Gobolka Sanaag Axmed isdeber.

24/10/2025

" Markhaatiga madaxweynaha dabo geli doona hadii heshiiskani fuli waayo waa anaga ..." Gudoomiye C/qaadir Jirde

24/10/2025

"Deegaanka Shidan Ciidamo Isku Dhafan Ayaa La Wareegaya...."Wasiirka Arimaha Gudaha JSL

  Ciidamada Booliska Gobolka Togdheer ayaa Xabsiga Dhigay Cabdimaalik Muuse Coldoon.Ilaa hada lama oga sababta ka dambay...
24/10/2025

Ciidamada Booliska Gobolka Togdheer ayaa Xabsiga Dhigay Cabdimaalik Muuse Coldoon.

Ilaa hada lama oga sababta ka dambaysa Xadhiga Wariye Cabdimaalig Muuse Coldoon.

Nabada Gobolka Sanaag waa Talaabo loo dhaqaaqay Dhanka  Amniga, Horumarka iyo Mid-nimada/Wada-jirka Umada Somaliland. Go...
23/10/2025

Nabada Gobolka Sanaag waa Talaabo loo dhaqaaqay Dhanka Amniga, Horumarka iyo Mid-nimada/Wada-jirka Umada Somaliland.

Gobolka sanaag Waxa lagu soo xidhay Shirkii Nabada Gobolka Sanaag, Shirkani waxa uu ahaa Mid laba Dhinac ah.

1. Dawlada Jamhuuriyada Somaliland
2. Hugaanka Dhaqan ee Beesha Warsan-geli

Maddax-weynaha Jamhuuriyada Somaliland Md: Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulahi Cigaal waxa uu Gogol Nabad Gelyo Dhigay Magaalo Maddaxda Ceergaabo, Caasimada Gobolka Sanaag.

Maddaxweynuhu Waxa uu Gobolka Sanaag U diray Guddi Nabad-gelyo, Guddidaas oo ay hormuud ka ahaayeen Guddida Nabada JSL yo Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada JSL.

Hugaanka Dhaqanka Warsangeli iyaguna Waxa ay soo Xuleen Guddi Nabad gelyo, Guddidaas oo Ka koob-nayd Maddaxada Dhaqanka iyo Siyaasiyiinta beesha Warsangeli.

Labada Guddi Waxa ay Isu keeneen oo wada hadal u Fureen Beelihii Degmada Ceergaabo ee Dhibaatadu dhex-taalay, Waxana heshiis buuxa laga gaadhay tiro-ba dhawr dil oo ka dhacay Gobolka Sanaag, dilalkaas oo qodax Ku ahaa Nabad-gelyada, Isdhex-galka Bulshada, Wada-jirka, wax-wada lahaan-shaha guud.

Qoddax-gurkaa ka dib Maddaxweynaha JSL iyo Hugaanka Dhaqan ee ugu Sareeya Beesha Warsangeli ayaa Kulan Muhiimad gaar ah u lahaa Nabad-gelyada ku yeeshay Degmada Ceergaabo.

Shirar iyo Kulamo laba Laba-maal-mood qaatay ayaa uu Maddaxweynaha JSL la yeeshay Beelaha Degmada Ceergaabo iyo Guud ahaanba Gobolka Sanaag.

Waxa halka lagu soo xidhay layskulana qaatay Nabad-yada Gobolka Sanaag, Walalnimada, Wada jirka iyo Wax-wada yeelashada guud ee Bulshada Gobolka Sanaag iyo Guud ahaan-ba Somaliland.

Aniga oo ka mid ahaa Ergada Nabad-gelyada Gobolka Sanaag, Numberkayguna uu ahaa #018 Waxa Sharaf ii ahayd In ahayd In aan qayb ka noqdo Shirka Nabad-gelyada Gobolka Sanaag.

Waxa aan bogaadinayaa Maddaxweynaha JSL Md: Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulahi, Sidoo Kale waxa aan Baarigayaa Suldaanka nabada Awoowe: Xurmadle: Suldaan: Siciid Cabdi- Salaan Maxamuud Cali Shire, oo ah Suldaanka Guud ee Jamhuuriyada Somaliland.

Waxas Qoray Dr: Maxamuud Saleebaan Ducaale Yuusuf.

Hargeysa: Gabadh Fooq iska soo tuuraysay oo ay Ciidanka Dabdemisku bad-baadiyeenCiidanka Dabdemiska Hargeysa ayaa galabt...
23/10/2025

Hargeysa: Gabadh Fooq iska soo tuuraysay oo ay Ciidanka Dabdemisku bad-baadiyeen

Ciidanka Dabdemiska Hargeysa ayaa galabta soo bad-baadiyey gabadh 20 jir ah oo Fooq iska soo tuuraysay, Ciidanka ayaa sheegay in ay Gabdhaasi soo bad baadiyeen iyada oo bad qabta.

23/10/2025

Madaxweyne Cirro oo hadda ka ambabaxay Ceerigaabo.

Address

Sool

Telephone

+252672027697

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yufle media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share