Dhalad creativites

  • Home
  • Dhalad creativites

Dhalad creativites Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhalad creativites, Digital creator, mogadishu, .

19/07/2026

🏆 FIFA World Cup 2026 ⚽
Caawa waa habeenkii xamaasadda kubadda cagta!
Yaa noqon doona geesiga garoonka? Yaa qaadi doona guusha?
Nala wadaag saadaashaada! Kooxdee ayaad taageersan tahay?

🏆 FIFA World Cup 2026 ⚽Caawa waa habeenkii xamaasadda kubadda cagta!Yaa noqon doona geesiga garoonka? Yaa qaadi doona gu...
19/07/2026

🏆 FIFA World Cup 2026 ⚽
Caawa waa habeenkii xamaasadda kubadda cagta!
Yaa noqon doona geesiga garoonka? Yaa qaadi doona guusha?
Nala wadaag saadaashaada! Kooxdee ayaad taageersan tahay?

01/07/2026

Happy Independence Day 🇸🇴💙

Waan Soo Laabanay! 🎉Muddo hal sano ah kadib, waxaan si rasmi ah ugu soo laabanay bogga Dhalad Creatives.Waxaan si qalbi ...
30/06/2026

Waan Soo Laabanay! 🎉

Muddo hal sano ah kadib, waxaan si rasmi ah ugu soo laabanay bogga Dhalad Creatives.

Waxaan si qalbi furan ugu mahadcelineynaa dhammaan 400+ qof ee nagu taageeray kuna soo biiray boggan. Taageeradiinnu waxay noo tahay dhiirigelin aan ku sii horumarino hal-abuurkeenna.
Laga bilaabo maanta, waxaad naga filan kartaan:
Maareynta iyo kobcinta baraha bulshada
Naqshado hal-abuur leh
Adeegyo tayo leh iyo fikrado cusub
Safarkeenna hal-abuurka ah mar kale ayuu si rasmi ah u billowday. Waad ku mahadsan tihiin Waad ku mahadsan tihiin inaad nala joogtaan.
Dhalad Creatives – Hal-abuur muuqda, tayo la isku halayn karo.
゚

Address

Mogadishu

252

Telephone

+252614916600

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhalad creativites posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed media company?

Share