Mohamed Rageh

  • Home
  • Mohamed Rageh

Mohamed Rageh I am Broadcast Video Journalist who does Filming, Video Editing and Producing Documentaries for International News Organizations. Broadcast Video Journalist.

12/06/2024

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo la kulmay Culumada Soomaalida Maraykanka

Mohamed Muse Noor

09/06/2024

Minnesota: Xafladda soo dhaweynta wasiirka arimaha Dibada Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi

08/06/2024

Xaflad lagu son dhaweynayo maareeyaha guud ee garoomada Soomaaliya Cabdiweli Ibraahim Garyare iyotaliyaha booliska garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde Col. Abdifitah Bashiir Ali Mire ayaa lagu qabtey magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.
Xafladdan oo ahayd mid si weyn loo agaasimey, ayaa waxaa ka soo qeyb marti-sharaf kala duwan kuwaasoo sheegay in ay aad ugu faraxsanyihiin in gobolka Minnesota ay ku soo dhaweynaa labada mas’uul kuwaasoo ay sheegay in ay ka warqabaan waxqabashooda shaqo ee gudaha dalkii hooyo.
Labadan mas’uul oo ah dhallinyaro firfircoon diyaar u ah in ay dalka gaarsiiyaan heer sare, kuwaasoo waajibaadooda u guta si wanaagsan.
Labadan mas’uul ayda dalga Mareykanka ku jooga booqasho rasmi ah, iyadoo inta ay joogaan la kulmey, qeybo ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed dalka Mareykanka , lana filayo in ay qeybo kala dhawaan la kulmaan.

12/05/2024

Minnesota: Xaflad casho sharaf ah oo lagu soo dhaweynayo Xildhibaan Maxamed Axmed Beerey

11/05/2024

MNIHAS event on defending Somali’s Sovereignty & Territorial integrity

Oomaar Barbar oo maalmahan ay Minneapolis u shidan tahay
06/05/2024

Oomaar Barbar oo maalmahan ay Minneapolis u shidan tahay

02/05/2024

Heesta Alif la kordhabey Dr. Rehanna Kheshgi Music professor at Stolaf Collage Teach Somali Music

01/05/2024

Hesta Soo Noqo Ado Nabad ah:Dr. Rehanna Kheshgi Music professor at Stolaf Collage Teach Somali Music

30/04/2024

Heesta Ceel Buur:Dr. Rehanna Kheshgi Music professor at Stolaf Collage Teach Somali Music

29/04/2024

Heestii Heelo Dr. Rehanna Kheshgi Music professor at Stolaf Collage Teach Somali Music

17/04/2024

Wax ka ogow Somali Day of Capital

Address

3325 E 52nd Street

55417

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Rageh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Rageh:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share