Kaafi U K

Kaafi U K Kusoodhawow boga rasmiga ee wariye Mohamed Kafi UK

kaga Bogo Warar, Barnaamijyo Kuxiisa geliya iyo waliba Dhacdooyinka markaas Taagan Kuxirnow Boga Rasmiga Ah Ee Wariye Mohamed kafi U K

12/08/2025

Gudoomiyaha Sports ka Gobolka Gedo Cabdullahi Cabka “ka dhalinyara ahaan dhibaata ayaan kuqabnay ciidamadii kala gedisnaa Ee Degmada Isla joogay waxaa nooga dhaawacmay Garoomada kubada cagta dhalinyara badan waxaan ubaahanahay hada kadib in arimahasi xal laga gaaro oo aysan sidi h**e dhici doonin”

Magaaladu waa Nabad 🥰 ✅
12/08/2025

Magaaladu waa Nabad 🥰 ✅

12/08/2025

Mid kamid ah Hooyooyinka Degmada Baladxawa “Jubbaland Wixii aan Kuqabnay Waa ognahay Ee Ree Gedow Jaaniska aan haysano aynu kafaaiideysano”

12/08/2025

Gudoomiyaha Degmada Baladxawa Shire Abdulahi keynan “ Magaalada waxaa kasocday Mashaariic Hormarineed Sidaas Darteed Waxaan Codsanaynaa in Dowladu ay kaalinteeda ka qaadato”

12/08/2025

Mid kamid ah waxgaradka Degmada Baladxawa “Waxaan codsanaynaa in loo dhimriyo walaalaheen naga maqan si loo helo jawi lagu wada hadlo Nabada aad wadaan waan soodhawaynaynaa”

12/08/2025

Mid kamid ah Odoyaasha Dhaqanka Degmada “waxaan Soo dhawaynaynaa Cid kasta oo hormarka Iyo Nabad galyada Deegaanka kashaqaynaysa”

12/08/2025

Abaanduulaha qaybta 43aad Ee Ciidamada Xooga Dalka Cornel Cisman Xaaji “waxa nagu kalifay inaan talaabo qaadno si amniga Degmada Dib ugu soolaabto kadib markii la cunaqabateeyay shacabka Degmada Baladxawa”

12/08/2025

Cabdirishiid Janan “Waxaa Dan inoo ah Magaaladan Baladxawa Dan u ah in Dadkeena uu Nabad Ku Noolaado Magaalada ay Barwaaqo gaarto Laamiyada ay sii Bataan Hormarka uu sii ziyaado Taas waxaa lagu heli karaa in lahelo nabad galayo”

12/08/2025

Taliyaha Hay’ada Nabad sugida iyo Sirdoonka Jubbaland Cabdirashid Janan ayaa yiri “Askari Dowladeed oo aan xukuno Madhici doonto in qori uu idinku dhibaateeyo Mana aqbalayno Qori aanan ahayn kan Dowlada in magaalada lagu dhex wato waxaanse idiin balan qaadayaa inaan Qoriga Dowlada la idinku dhibaatayn Doonin”

Beesha Cali Xuseen Oo kamid ah Beelaha Dega Deegaanada Jubbaland Ayaa Deeq Geel ah Ugu Deeqday Ciidamada Qalabka Sida Ee...
12/08/2025

Beesha Cali Xuseen Oo kamid ah Beelaha Dega Deegaanada Jubbaland Ayaa Deeq Geel ah Ugu Deeqday Ciidamada Qalabka Sida Ee kusugan Degmada Baladxawa ee Gobolka Gedo .

Beesha ayaa sheegtay in ay Deeqdan ugu talagaleen Ciidamada Qalabka sida si ay ugu noqoto Dhiiri gelin iyo garab istaag

Taliyaha hay’adda Nabad sugida Jubbaland Cabdirishaid Janan, abaanduulaha Qaybta 43aad Ee Ciidamada Xooga dalka Cisman Xaji iyo Taliyaha Howlgalinta qaybta 43aad Wadaad yare oo kala wareegay Deeqdan ayaa uga mahadceliyay Beesha Ree Cali Xuseen Sida ay markasta u garab taaagan yihiin Ciidamada qaranka iyo nidaamka Dowladnimada

Cali xuseen ✅

War saxaafadeed
12/08/2025

War saxaafadeed

12/08/2025

Taliyaha Hay’ada Nabad Sugida Jubbaland Cabdirashid Janan “Garoonka Diyaaradaha Degmada Baladxawa Waan Dhamaystireynaa inta dhiman Dowlada ayaa dhisayso Aniga Cabdirashid Janan ayaana kasooqaadayo”

Address


Telephone

+252615017756

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaafi U K posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaafi U K:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share