Warsan Tv

Warsan Tv Warsan iyo Weedhsan noogu soo hagaag.

02/11/2025

Hooyo iyo carruurteeda oo lagu laayay Galgaduud.

01/11/2025

Maxkamada Racfaanka Galgaduud oo qaadaysa kiiskii rag lagu eedeeyay dilka Hooyo iyo Caruurteeda.

11/10/2025

Guddoomiye Ku-Xigeenka Guddiga Arrimaha Gudaha Aqalka Sare Sanatar Cabdiqani Ugaas ayaa Mudanayaasha Golaha u akhriyay Warbixin ku saabsan ka talo bixinta kaalinta Aqalka Sare ee Arrimaha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, taas oo ay soo diyaariyeen Guddiga.

06/10/2025

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo masuuliyiin kale ayaa Magaalada Jowhar uga qeybgalay xuska sanad-guurada sagaalaad ee aas-aaska maamulkaas.

04/10/2025

Hadal jeedinta Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ee shirka istiraatiijiyadda ganacsiga Soomaaliya iyo Mareykanka.

03/10/2025

iyo dadweynaha Jowhar, Maxaa kala qabsaday? Barnaamijka Kedis iyo Kaftan

01/10/2025

“Soomaaliya wax ay isku haysto waxaa Ansixiyay Guddoomiye Aadan madoobe waa Ayaandaro in Maantana uu Ansixiyo xeerar Aan loo marin Xeer hoosaadka Golaha”

Xildhibaan Kooshin

01/10/2025

“Shareecada Islaamka wax ay qabtaa in 15sano lagu Qaangaaro Hala keeno meel 18sano lagu yiri, Dadka u ololeynaya sharciyada ajaanibta hanaga daayaano”

Xildhibaan Gaaraxo

30/09/2025

"4,543 dollar ayaa Soomaaliya lagu xajinayaa 2026-ka,Waad weydiin kartaan 3-dii sano ee aan joogay shirkad aan si musuq-maasuq ah aan adeegga xajka ugu gacan-galinay majirto"

Wasiir Mukhtaar Rooboow.

30/09/2025

Weerar Dhimasho sababay oo lagu qaaday fariisin Ciidan | CCTVCAMERA.

Address


Telephone

+252610936379

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warsan Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Warsan Tv:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share