Jacfar Moallim Mohamed-Page

Jacfar Moallim Mohamed-Page Waa Bogayga Rasmiga Ah Waxaad na K Heli Doontaan Warbixino Sawirada Bilicda Dalkeena Iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galin Doona I analyze sports reports.

I am a Somali journalist and commentator on the domestic and foreign political arena. I also provide information on pets and social issues.

𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒: Maamulka Dugsiga Hoose/Dhexe iyo Xanaanada Caruurta ee 𝗔𝗹-𝗥𝗶𝘅𝗮𝗮𝗯, wuxuu ogaysiinayaa bulshada magaalada Qardho...
27/07/2025

𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒: Maamulka Dugsiga Hoose/Dhexe iyo Xanaanada Caruurta ee 𝗔𝗹-𝗥𝗶𝘅𝗮𝗮𝗯, wuxuu ogaysiinayaa bulshada magaalada Qardho in mar kale dib loo furayo sanad dugsiyeedkan, maalinta Sabtida taariikhdu marka ay tahay, 02/August/2025.

Dugsiga 𝗔𝗹-𝗥𝗶𝘅𝗮𝗮𝗯 oo lagu diyaariyey waxbarasho tayo leh iyo barayaal xirfad sare leh ayaa ku yaalla xaafadda Calanley, wadada Xalwo Kismaayo, wuxuu ku dhow yahay xafiiska xisbiga Mideeye.

Waxaa ardayda loo qabanayaa tartan aqooneedyo lagu ogaanayo heerka ay ka joogaan waxbarashada.

Sidoo kale, Dugsiga 𝗔𝗹-𝗥𝗶𝘅𝗮𝗮𝗯 wuxuu kuu diyaariyey goobihii ardaydu ku qaadan lahaayeen madadaalada, xiliga ay fasaxa leeyihiin taasi oo kor u qaadaysa firfircoonida maskaxdooda.

F.G; Isdiiwaangelinta waa socota, hadaba yaan lagaa buuxin.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir: +252907715115

Dowlada Puntland waa nidaam soo jiray 30 sano in kaa badan awoodna uleh inuu ilaaliyo Amniga Bada iyo Beriga xuduudaha P...
23/07/2025

Dowlada Puntland waa nidaam soo jiray 30 sano in kaa badan awoodna uleh inuu ilaaliyo Amniga Bada iyo Beriga xuduudaha Puntland, Sidaa darteed Nidaamka federalka oo heshiiska lagu ahaa mudo badan in la ilaaliyo baa waajib dastuuri ah.

Dadka iyo Dowlada Puntland Burcad ma aha, waana gef iyo gardaro cad waana shaqo uusan mahadin doonin Xasan waxa uu gacanta kula jiro, Dastuurkii lagu heshiiyay oo uu jabiyay Xasan markay Puntland runta usheegtay baa Maanta waraaqdaan soo dedejisay.

Reer Puntland waa dad fahamsan Nidaanka Xamar ka jira iyo
Meeshii laga yimi 30 sano ka hor.

Ahmed Naxar siciid awnuur
Agaasimaha Guud Wasaaradda Gargaarka lyo
Maaraynta Musiibooyinka Dowlada Puntland

DANGORAYO: MUSHARAXA GUDOOMIYENajiib Siciid Maxamed (Qaloombi) ayaa u tagan Jagada Gudoomiyaha Degmada Dangorayo  ✅KUDOO...
10/07/2025

DANGORAYO: MUSHARAXA GUDOOMIYE

Najiib Siciid Maxamed (Qaloombi) ayaa u tagan Jagada Gudoomiyaha Degmada Dangorayo

✅KUDOORO
Talawadaag & Taabba galin

04/07/2025

MARWO FURNITURE: Shirkada Marwo Furniture oo ah Shirkad bixisa adeegyada Samaynta iyo Qurxinta Jikooyinka iyo Albaabada waxay Bulshadeeda ugu Bishaarayn naysaa in ay adeegyo Cusub Bulshadeeda kuu keentay

Soo gaar si gudaha Jikada cuntada laguugu qalabeeyo Albaabo Casriyana lagu galiyo gurigaaga.

Xarunta Shirkadu waxay ku taal Kasoo horka jeedka AJJ Hutel Garoowe ama Xalwo kismaayo qaybta kale waxay saran tahay wadda Shacabka Garoowe.

30/06/2025

Toos: Garowe iyo Xuska 1luulyo

30/06/2025

Toos :- Xuska Munaasabadda 1-da Liilyo

25/06/2025

Toos :- Kulanka Dowladda iyo Dadweynaha Puntland

24/06/2025

Kulanka Dowladda iyo Dadweynaha Puntland

16/06/2025

Shirweynaha 1aad ee Bangiyada iyo Maaliyadda Puntland

22/05/2025

Ciidanka PSF ayaa booqashaqo ku tagay xarunta dhimirka Magalada Galkacyo qaybta dumarka, waxayna ciidanku ay gaarsiiyeen agabyo kala duwan oo ay ubaahnaayeen.

03/05/2025

Coach Mariam oo boqatay dhismayasha shirkadda dhismaha casariga ee Gondogoye Architects & construction 🏗️

Address

Garowe

Telephone

+252907576709

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jacfar Moallim Mohamed-Page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Magacaygu Waa Jacfar Moallim Mohamed Waxaan Ahay Wariye Ka Hawl Galay Gudaha Puntland waxaana ahay soo saare filimo gaa-gaaban Waxaa ii astaan ah shaqo wanaag, ballan ilaalin, tixgelin iyo faafinta afkaarta wanaagsan ee keenaya isu soo dhaweynta umadda Soomaaliyeed. Barnaamijyada aan soo gudbin doono ( Hadii Eebe idmo ) waxay ku qotomi doonan wargelin, wacyigelin, waxbarid iyo madadaalo. Fadlan kamid noqo dadka ku xiran degelkayga.

Jacfar Moallim Mohamed