Dunida Online

  • Home
  • Dunida Online

Dunida Online Dunida online.

Maareeyaha NIRA Cabdiwali Timocade, oo cududaar ka bixiyay muwadiniin xili dambe sugayay kaarka aqoonsiga."Waxaan arkay ...
03/11/2025

Maareeyaha NIRA Cabdiwali Timocade, oo cududaar ka bixiyay muwadiniin xili dambe sugayay kaarka aqoonsiga.

"Waxaan arkay muuqaal ku saabsan Maamooyin Soomaaliyeed oo xilli wakhti habeennimo ah hor fadhiya xarun ka mid ah Xarumaha Hay'adda NIRA ee Gobolka Benaadir. Sidaasi awgeed, waxaan rabaa inaan bayaamiyo dhowr qodob:

1. Waan ka xunnahay in shacabkeennu xilli aan habboonayn safka u galaan qaadashada Kaarka Aqoonsiga, waana sababta aanu u laba-jibbaarnay dadaalladeenna la xiriira furista xarumo cusub, taas oo keentay in Hay’addu maalintii u adeegto tiro gaaraysa ku dhowaad 20,000 oo qof.

2. Sidoo kale, markii aannu aragnay culayska jira iyo baahida is-diiwaangelinta, waxaannu go’aaminnay in xarumaha qaarkood la hawlgeliyo habeenkii si shacabka 24/7 loogu adeego. Xarumaha hadda shaqeeya laga bilaabo 11 saac (5pm) galabtii ilaa 6 saac (12am) habeenkii waxa ka mid ah Xarunta NIRA ee Hodan iyo Xarunta Boondheere.

3. Xarumaha NIRA waxa ay subaxdii hawl-galaan (7am). Sidaasi awgeed, safku ma furna ka hor (7am) aroortii. Taasi waxay ka dhigan tahay in qofka aanay waxba u tarayn inuu xilligaas ka hor safka sii galo.

4. Waxaanu ku hawlannahay sidii aanu dadkoo dhan u diiwaangelin lahayn annaga oo tixgelinayna dufuurahooda; Aqoonsiguna ilaa hadda waa lacag la'aan. Ugu dambayntii, waxaan shacabkeenna sharafta leh ka codsanaynaa inay dulqaad muujiyaan iyo inay u hoggaansamaan habraacyada diiwaangelinta iyo safka ee NIRA.

03/11/2025

Warbixin: Maxaa ka cusub GAROWE maanta (DAAWO).

Dunida Online

03/11/2025

''Allow raxmad dag dag ah ku waydiisanay''Alle Bari roob doon ah oo maanta lagu qabtay Garoowe

"Muwaadin baan ahay dalka usoo shaqeeyay, waligay ka tanaasuli-maayo, haddana xil baan ka rabaa Puntland". Siyaasi Foodc...
03/11/2025

"Muwaadin baan ahay dalka usoo shaqeeyay, waligay ka tanaasuli-maayo, haddana xil baan ka rabaa Puntland". Siyaasi Foodcadde duqi h**e ee degmada Garoowe.

03/11/2025

Xil Ilhan omar oo taagertay musharax Omar Fateh oo u taagan duqa Minneapolis ayado jaaliyada Soomaaliya ugu baaqday inay doortaan.

MUQDISHO:Hay'adda NIRA ayaa 24-25 ee bisha Nofeembar ku qabanaysa magaalada Muqdisho Shirweynaha 2aad ee Aqoonsiga Qaran...
02/11/2025

MUQDISHO:Hay'adda NIRA ayaa 24-25 ee bisha Nofeembar ku qabanaysa magaalada Muqdisho Shirweynaha 2aad ee Aqoonsiga Qaranka Soomaaliyeed. Shirka waxa diiradda lagu saari doonaa mawaadiic kala duwan oo la xiriirta taabba-gelinta kaabayaasha gundhigga u ah adeegsiga Nidaamka Aqoonsiga Qaranka.

02/11/2025

“Dhammaan hubkii PUNTLAND oo Nooc-walba lahaa Gen.Siciid dheere ayaa kuwareejiyay Shiikh Shariif Markii Abdullahi Yusuf Shaqada katagay”. Haddaba PUNTLAND iyadaa Muqdisho dhistaye kuwa leh Muqdisho ma rano Xagee u socdaan?

02/11/2025

''Dhulbahante maantay ugu xun yihiin, Sool iyo Sanaagna ma lihidin Caqli yeesha''Faysal Cali Waraabe oo weerar afka ku qaaday

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xerada Caga-dhiig ku kormeeray Dhal...
02/11/2025

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xerada Caga-dhiig ku kormeeray Dhalinyaro dhawaan ku soo biiray Ciidanka oo Tababar u socdo.

Dhiiggan cusub ee ku biiraya Ciidamada Boliiska ayaa qeyb ka ah dib u habeynta iyo hagaajinta shaqada Ciidanka ee uu hal abuurkeeda la yimi Taliye Asad , si uu uga dhabeeyo balan qaadkiisi la xiriiray soo celinta haybadda Ciidanka Boliiska oo hadaba laga dareemayo isbadal xooggan.

02/11/2025

Barlamaanka PUNTLAND oo bilaabay in lala Xisaabtamo hay’adda Maaliyada ee gaarka loo leetahay. Guddomiye Abdirizaq ayaa shir Guddominaya.

02/11/2025

Taliye ku-xigeenka Booliska Puntland ayaa la dardaarmay ciidamadii Booliska ee maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Garowe.

02/11/2025

Gaalkacyo: Haweenka Gaalkacyo oo cabasho ka ah ragga Magaalada kadib markii ay guursadeen gabdho Itoobiyaan ah oo aan la gudin. Aragtidaada?

Address

Barxada Garoowe, Islaan Mohamed Street

Telephone

+252907740157

Website

http://somaliwayn.net/, http://somaliwayn.net/

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dunida Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dunida Online:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share