Hayir Media Agency

  • Home
  • Hayir Media Agency

Hayir Media Agency Hayir Media Agency is an independent online multimedia channel which broadcasts daily news in Somali

Waxaan ahay wariye Fadhigiisu yahay magalada Garowe, waxaan ka hawl galaa xarumo kala duwan, marka laga yimaado xirfadan hadana waxaan ahay waddani ku weyntahay muhiimadda dalkiisa.

Bandhiga buuga walaashayda dheemanka ah iyo magaalada garowe
05/07/2025

Bandhiga buuga walaashayda dheemanka ah iyo magaalada garowe

23/06/2025

Hadaljeedinta Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Maxamed Faarax ee dhagax dhigga mashaariicda ๐‘ฟ๐’‚๐’“๐’–๐’๐’•๐’‚ ๐‘ด๐’‚๐’™๐’Œ๐’‚๐’Ž๐’‚๐’…๐’‚๐’‰๐’‚, ๐‘ฟ๐’‚๐’“๐’–๐’๐’•๐’‚ ๐‘พ๐’‚๐’”๐’‚๐’‚๐’“๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐‘ด๐’‚๐’‚๐’๐’Š๐’š๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐’†๐’† ๐’ˆ๐’๐’ƒ๐’๐’๐’Œ๐’‚, ๐‘ฟ๐’‚๐’“๐’–๐’๐’•๐’‚ ๐’Ž๐’‚๐’‚๐’Ž๐’–๐’๐’Œ๐’‚ ๐’ˆ๐’๐’ƒ๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ฏ๐’‚๐’š๐’๐’‚๐’‚๐’, ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ช๐’†๐’†๐’-๐’ƒ๐’Š๐’š๐’๐’๐’… ๐’“๐’Š๐’Š๐’ˆ ๐’‚๐’‰ Degmada Dhahar ee Xarunta Gobolka Haylaan.

23/06/2025

Hadaljeedinta Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama ee dhagax dhigga mashaariicda ๐‘ฟ๐’‚๐’“๐’–๐’๐’•๐’‚ ๐‘ด๐’‚๐’™๐’Œ๐’‚๐’Ž๐’‚๐’…๐’‚๐’‰๐’‚, ๐‘ฟ๐’‚๐’“๐’–๐’๐’•๐’‚ ๐‘พ๐’‚๐’”๐’‚๐’‚๐’“๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐‘ด๐’‚๐’‚๐’๐’Š๐’š๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐’†๐’† ๐’ˆ๐’๐’ƒ๐’๐’๐’Œ๐’‚, ๐‘ฟ๐’‚๐’“๐’–๐’๐’•๐’‚ ๐’Ž๐’‚๐’‚๐’Ž๐’–๐’๐’Œ๐’‚ ๐’ˆ๐’๐’ƒ๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ฏ๐’‚๐’š๐’๐’‚๐’‚๐’, ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ช๐’†๐’†๐’-๐’ƒ๐’Š๐’š๐’๐’๐’… ๐’“๐’Š๐’Š๐’ˆ ๐’‚๐’‰ Degmada Dhahar ee Xarunta Gobolka Haylaan.

23/06/2025

Guddoomiyaha Gobolka Haylaan iyo kan dogmada Dhahar ayaa si diiran usoo dhaweeyay Guddoomiyaha Golaha wakiiladda Dowladda Puntland Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said, iyo wafti balaaran oo uu hoggaaminayay oo degmada Dhahar ka dhagax dhigay afar mashruuc oo waaweyn oo kala ah: ๐‘ฟ๐’‚๐’“๐’–๐’๐’•๐’‚ ๐‘ด๐’‚๐’™๐’Œ๐’‚๐’Ž๐’‚๐’…๐’‚๐’‰๐’‚, ๐‘ฟ๐’‚๐’“๐’–๐’๐’•๐’‚ ๐‘พ๐’‚๐’”๐’‚๐’‚๐’“๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐‘ด๐’‚๐’‚๐’๐’Š๐’š๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐’†๐’† ๐’ˆ๐’๐’ƒ๐’๐’๐’Œ๐’‚, ๐‘ฟ๐’‚๐’“๐’–๐’๐’•๐’‚ ๐’Ž๐’‚๐’‚๐’Ž๐’–๐’๐’Œ๐’‚ ๐’ˆ๐’๐’ƒ๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ฏ๐’‚๐’š๐’๐’‚๐’‚๐’, ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ช๐’†๐’†๐’-๐’ƒ๐’Š๐’š๐’๐’๐’… ๐’“๐’Š๐’Š๐’ˆ ๐’‚๐’‰ oo bulshada degmada wax weyn ka tari doona.

21/06/2025

wasiirka cafimaadka puntland

Miiraale, Puntland โ€“ 31 May 2025Ciidamada Difaaca Puntland ayaa saaka aroortii h**e si buuxda ula wareegay gacantana ku ...
31/05/2025

Miiraale, Puntland โ€“ 31 May 2025

Ciidamada Difaaca Puntland ayaa saaka aroortii h**e si buuxda ula wareegay gacantana ku haynta togga Miiraale oo ku yaalla xadka u dhexeeya gobollada Bari iyo Sanaag, halkaas oo muddooyinkii u dambeeyay ku dhumaalaysanayeen kooxda daacish.

Howlgalka togga Miiraale ayaa qayb ka ah qorshe ballaaran oo ciidanka Puntland uu ku xaqiijinayo xasiloonida iyo la dagaallanka kooxaha hubeysan ee khatarta ku ah bulshada ku dhaqan puntland iyo guud ahaan somalia

Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi RaajicuunWaxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehelada, asxaabta iyo dhamm...
28/05/2025

Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehelada, asxaabta iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu kabaxay ee uu kabaxay generalku.

General Morgan wuxuu ahaa halyey qaran oo door weyn ka soo qaatay difaaca dalkiisa iyo ilaalinta midnimada ummadda Soomaaliyeed. Taariikhdiisa ayaa ka mid ahaan doonta bogagga dahabka ah ee halganka Soomaaliyeed. Wuxuu ahaa hoggaan ciidan oo leh xirfad, geesinimo, iyo waddaniyad ay dad badani ku daydaan.

waxaana Ilaahay uga baryaynaa inuu janadiisa Firdowsa ka waraabiyo, samir iyo iimaanna ka siiyo dhammaan qoyskii uu kabaxay iyo ummada somaliyeed.

22/04/2025
Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa caawa Daahfuridoona Qorshaha Doorayooshinka Golaha Degaanka, Golaha Wakiiladda iyo ...
15/04/2025

Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa caawa Daahfuridoona Qorshaha Doorayooshinka Golaha Degaanka, Golaha Wakiiladda iyo Madaxtooyada Dowladda Puntland ee 2025-2029.

15/04/2025

Magaalada Garoowe waxa xariga laga jaray Salonka caalamiga ah ee ๐‰๐ฃ ๐›๐ž๐ฎ๐ญ๐ฒ ๐ฌ๐š๐ฅ๐จ๐ง ๐’๐ฉ๐š,& ๐ฆ๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ ๐ž oo loo diyaariyay Rag iyo Dumar labadaba.

Address

Islam Mohamed Street

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hayir Media Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hayir Media Agency:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share