Waa wargeys madax banana oo ka hadla arimaha bulshada waxaan auu diirada saaraa arimaha dhallinayarada. U jeedooyinka wargeyska in:
1. Cod xoogan oo u dooda dhallinayrada
2. kor loo qaada dhaqanka aqriska wax barashada dhallinayada
3. la helaa meel ay ku wadaagaan doodaha iyo aragtiyada
4.
hesho meel ay bulshada kala socoto horumarada dhllinayarda
5. in loo doodaa xuquuqu insaanka nabada iyo wanaaga
6. bulsho leh dhaqan ka fog rabshada.
7. ay uu baahiyo tacadiyada xuquuqu insaanka
8. lana xoojiyaa dhaganka qabyaalad naceynka
9. kor lo qaada dhaqamada wanaagsan ee dhllinyarda
10. la muujiyaa dhowrka iyo kaalinta dhllinyarad ku leedahay arimaha dhlinyarada
Wargeyska codka dhallinayrada waa u doodaha xuuqda dhllinyarda
Be the first to know and let us send you an email when Codka Dhallinyarada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.