23/08/2026
𝗧𝗶𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗔𝗮𝗻 𝗚𝘂𝗱𝗯𝗶𝗻 𝗜𝗺𝘁𝗶𝘅𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗤𝗮𝗿𝗮𝗻𝗸𝗮
Tirada guud ee ardayda aan ku guuleysan imtixaanka sannadkan waxay ahayd 2,879 arday, kuwaas oo boqolleey ahaan maamul-goboleedyadu u kala yihiin sidan:
Banaadir: 1,946 arday — 67.59%
Galmudug: 27 arday — 0.94%
Hirshabeelle: 103 arday — 3.58%
Jubbaland: 34 arday — 1.18%
Koonfur Galbeed: 436 arday — 15.14%
Waqooyi Bari: 333 arday — 11.57%
Wadarta Guud: 2,879 arday — 100%