03/09/2025
Maalinimadii Shalay ahayd Magaalada Muqdisho waxa loogu dhawaaqay Shirweynaha Urur Siyaasadeedka Horumar iyo Midnimo Qaran
Hoggaanka xisbiga NPU waa wada Reer Koonfur Galbeed waana wada miisaanka culus
Gudoomiyaha Xisbiga: Shariif Hassan Waa Wasiirka H**e Maaliyadda ee Soomaaliya, Gudoomiyaha H**e ee Baarlamaanka, Madaxweynihi H**e ee Koonfur Galbeed
Gudoomiye ku xigeenka: Maxamed Mursal, Wasiirka H**e ee Gaashaandhiga Soomaaliya, Gudoomiyihii H**e Baarlamaanka dalka, Safiirki H**e soomaaliya ee Turkiga, ka mid guddonki H**e ee Degmada Beydhabo
Xoghaya Guud: Dr Mohamed Nuuraani Bakar, Aqoonyahan, Xildhibaan H**e , Wasiirkii H**e ee tamarta iyo kheeyraadka biyaha Soomaaliya
Xoghaye ku xigeen: Luul Issak Adan mid ka mid ah gabdhaha ugu codka dheer reer koonfur galbeed ahna musharax madaxweyne h**e ee Koonfur Galbeed
Xisbigaan muxuu kusoo kordhin doonaa saaxadda siyaasadda ? Ka dhiibo fikirkaada