Nimcaan Ashraf

Nimcaan Ashraf welcome with my page Nimcaan Ashraf Video creater vloger and photographer

01/11/2025

Madaxwaynihii 5aad ee JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi

Hambalyo saaxiibkay saxafi sare  Khalid Hussein   oo ka mid noqday guulaystayaasha tartanka samaynta sheekooyinka la xid...
31/10/2025

Hambalyo saaxiibkay saxafi sare Khalid Hussein oo ka mid noqday guulaystayaasha tartanka samaynta sheekooyinka la xidhiidha isbadalka Cimilada iyo saamaaynta ka dhalata sida masiibooyinka dabiiciga oo ay soo qabanqaabiyeen ururka saxafiyiinta ee Solja iyo Danwadaag.
Tartankan ayaa waxa ka qayb galay 50 saxafi oo ka mida saxafiyiinta Somaliland.
Khaalid ayaa ka mid noqday 10ka saxafi ee soo gudbiyay shuruudihii looga baahnaa sidaana kaga mid noqday guulaystayaasha tartankaasi.

31/10/2025

Qaad qaad qof walowba qaad !!

Majirto cid igaga habboon Wasiirka Awqaafta, isku shaandheyntan soo socota haddii aan ka dhex muuqan waayo aniga ayay ii...
30/10/2025

Majirto cid igaga habboon Wasiirka Awqaafta, isku shaandheyntan soo socota haddii aan ka dhex muuqan waayo aniga ayay ii taalaa waxa aan yeelayo. Lol 😋😅
JUMCA MUBAARAK.

Maalinba waa maaline maanta waa maalintii Qalinjabinta ardeyda Markazkeyga  Dufcadii 5aad.
30/10/2025

Maalinba waa maaline maanta waa maalintii Qalinjabinta ardeyda Markazkeyga Dufcadii 5aad.

29/10/2025

Berbera hadii aanaad u dalxiisin wali dalxiiskaaga waxbaa ka dhiman.

Sheikh Axmed Cabdisalaam Aadam (Axmed Ciid) waa mid kamid ah culimada waaweyn Ee JSL, waana mid kamid ah Culimada Dacwa ...
28/10/2025

Sheikh Axmed Cabdisalaam Aadam (Axmed Ciid) waa mid kamid ah culimada waaweyn Ee JSL, waana mid kamid ah Culimada Dacwa Salaffiyah .

Sheekhu حفظه الله waa nin aad uqalbi jilicsan, naxariis badan , aadna ujecel Qur'aanka & Ehelkiisa.

Maxaad ku xusaasataa Sheekh Axmed Ciid?
Hoos nagula wadaag..
Mahadsanid.

28/10/2025

Bandhig cilmyeed cajiib ah oo ay soo bandhigeen ardeyda dugsiga OXFORD.

28/10/2025

Xafladda Qalinjabinta Dufcadii 2aad ee Mac'hadka Al Khayr Hargeisa

27/10/2025

"Maanta aadbaan u faraxsanahay hablahaygii ayaa kaalinta 1aad iyo 2aad ka kala galay fasalkoodii iyo Mac'hadkooda Al Khayr..." Sh Dr Axmed Iid.

Maxkamadda degmada Hargeysa ayaa maanta xukun laba (2) sano oo xabsi ah, iyo ganaax lacageed oo dhan 800,000 kun oo Shil...
25/10/2025

Maxkamadda degmada Hargeysa ayaa maanta xukun laba (2) sano oo xabsi ah, iyo ganaax lacageed oo dhan 800,000 kun oo Shilin Somaliland ah ku xukuntay Dambiile Cumar Maxamed Ibraahim, kaasi oo dhawaan ay gacanta kusoo dhigeen Ciidamada Booliska JSL, kadib markii lagu helay faafinta Muuqaallo ka hor imanaya Diinta Islaamka, dhaqanka suubban iyo badqabka bulshada.

23/10/2025

Nabaddu waa lama huraan

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nimcaan Ashraf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nimcaan Ashraf:

Share