15/05/2025
Caawa waxa saansaan colaadeed laga dareemayaa aaggii h**e loogu dagaallamay ee Dacawalay, dadka deegaanku waxa ay ku baraarugsanyihiin shirqoolka liyooga iyo weerarkooda inta badan imaadda habeennimada iyo maalinka jimcada.
Madaxweyne Mustafe oo h**e u caddeeyey jabkii kasoo gaadhay dagaalladii h**e loogu galay aagga dacawalay, haddana siyaasad xumada haysata waxa uu isku deyeyaa in uu ku demiyo weerar qabiil oo aan la ogeyn meel uu ku jiheysanyahay.