Dacwa Media

Dacwa Media Page kan waxad kala socon doontaan Muxaadarooyinka iyo Arimaha Islaamka

07/12/2024
31/12/2022

Maalin wanagsan

Learn Quraan Online  every Where. Al_ ixsaan  Quraan Online Academy waxay Qaadanaysaa arday cusub oo qaybo  kala duwan a...
28/10/2022

Learn Quraan Online every Where.

Al_ ixsaan Quraan Online Academy waxay Qaadanaysaa arday cusub oo qaybo kala duwan ah
() = Quraanka ()= Carabiga
()= Hingaada ()= Af-Soomaaliga

Wixii faahfaaahin ta raac link ga
https://wa.me/message/RMRVTAOB45APA1

Al-ixsaan Quran  Online Academy   Waxay  Qaadanayaa fasalo cusub oo Online ah bisha Nov 2022.✅ Maadooyinka lagu baranayo...
16/10/2022

Al-ixsaan Quran Online Academy Waxay Qaadanayaa fasalo cusub oo Online ah bisha Nov 2022.
✅ Maadooyinka lagu baranayo waxa kamid ah;
1⃣Qur'aanka kariimka ah.
2⃣Higaada Carabiga.
3⃣Barashada Tajwiidka,Ducooyinka iyo Siirada Nabiga C.s.w.
4⃣ Barashada Akhriska iyo qoraalka Af-Soomaalig.
✏✏✏✏✏✏✏✏📙📙📙📙📙📙📙📙
Tirada ardayda la qaadanayaa way kooban tahay
Fadlan yayna kaa buuxsamin.
💬Faah-faahin dheeri ah la xidhiidh Number:- +252634574355 Whatsappka
https://wa.me/message/RMRVTAOB45APA1

Soo dhawayntii Qaari Abdirashiid Ali Suufi iyo Culimada uu Hogaaminayay oo Boorama Safar ku soo gaadhay.
04/09/2022

Soo dhawayntii Qaari Abdirashiid Ali Suufi iyo Culimada uu Hogaaminayay oo Boorama Safar ku soo gaadhay.

04/09/2022

Dardaarankii ugu danbeeyey ee Nabi MAXAMED (SCW) inoo jeediyey.

28/08/2022

Hadii aad ducadan akhrisatid qof kale uma baahnid

29/07/2022

Tasbiixda aynu badino waa jimce

21/07/2022

Hadad Saaka Caafimaad kusoo kacday dheh Alxamdulilaah
22/06/2022

Hadad Saaka Caafimaad kusoo kacday dheh Alxamdulilaah

Address


Telephone

+252634574355

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dacwa Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share