Geeska Media

Geeska Media 🎥 Xog • Xaqiiq • Horumar
La soco Geeska Media si aad u hesho warar iyo aragtiyo cusub oo la isku halayn karo.

“Xasan Shekh doorashada uu rabo in uu dalka ka qabto waa Malxiiskaaga la imow”Xildhibaan CCW
07/08/2026

“Xasan Shekh doorashada uu rabo in uu dalka ka qabto waa Malxiiskaaga la imow”
Xildhibaan CCW

Dagaal ayaa ka qarxay magaalada Galkacyo oo u dhaxeeya PSF iyo Siciid Deni
05/08/2026

Dagaal ayaa ka qarxay magaalada Galkacyo oo u dhaxeeya PSF iyo Siciid Deni

03/08/2026

DegDeg: Xisbiga Towfiiq uu hogaamiye Sheekh Shakir ayaa qaadacey natiijada Doorashada Galmudug. “Cadaalad maaha Sida wax la yeelay.” afhayeen Bakar Ali Nuur

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa la filayaa inuu magaalada Laascaanood ka bilaabo wadahadallo ku saabsan sidii lo...
03/08/2026

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa la filayaa inuu magaalada Laascaanood ka bilaabo wadahadallo ku saabsan sidii loo sii dayn lahaa maxaabiista Somaliland ee ku xiran magaalada.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa markii saddexaad booqasho ku tagay magaalada Laascaanood.
02/08/2026

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa markii saddexaad booqasho ku tagay magaalada Laascaanood.

Baraha bulshada waxaa si weyn looga hadal hayaa dhacdo ka muuqatay dabaaldegga 28-guurada Puntland ee shalay ka dhacay m...
02/08/2026

Baraha bulshada waxaa si weyn looga hadal hayaa dhacdo ka muuqatay dabaaldegga 28-guurada Puntland ee shalay ka dhacay magaalada Garoowe. Sawirro iyo muuqaallo la faafiyay ayaa muujinaya gaadiid gaashaaman oo lagu furtay ciidamada somaliland lagu soo bandhigay munaasabadda, iyadoo qaar ka mid ah gaadiidkaas ay weli ka muuqdaan calaamado la xiriira Somaliland. Arrintan ayaa dhalisay dood iyo falcelin ballaaran oo ka socota baraha bulshada.

02/08/2026

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa goordhaweyd ka ambabaxay magaalada Muqdisho, isaga oo ku sii jeeda magaalada Laascaanood.

01/08/2026

Dabaaldaga Puntland ayaa Waxaa ka soo dhex muuqday Sool oo ka tirsan Maamulka waqooyi Bari

31/07/2026

Siyaasi Abdirahman Abdishakur ayaa kumanaan qof caawa kula Hadlay Barta X Space ama Twitter

31/07/2026

Alle ha unaxariisto Ahmed Ali Cigaal. Waa Maryan Mursal oo ka sheekaynayso waayihii ay wada noolaayeen

Address


Telephone

+252618894711

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geeska Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Geeska Media:

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share