Dhamman ardayda dugsiga iftin kismayo waxaa la ogaysiinaya in dib loo furayo dugsiga taariikhda 01 September 2025 oo ku aadan maalinta isniinta insha allah waxaana inoo bilaabanaya sanad-dugsiyeedka 2025/2026 hadu alle idmo .
21/05/2025
Xaflada sagoontinta ardayda form4 ee 2025 waxa ay so bandhigeen waxyaabo badan oo kamid ah riwaayad iyo muxaadarooyin sido kale waxa ay abaalmariyeen oo hadiyada gudoonsiiyeen dhammaan maamulka iyo macalimiinta dugsiga.
21/05/2025
XAFLAD SAGOOTIN IYO HAMPALYAYN.
Maanta waxaa inoo qabsaoontay xaflada sagoontinta ardayda fasalka 12aad ee dugsiga sare (Form4) ee sanad-dugsiyeedka 2024-2025,
Oo ay so diyaariyen ardayda juhdi badana galiyeen waxaan leenahay hampalayo oo hormar fiican gaara insha allah.
27/02/2025
HALF TIME
IFTIN 1 TAYO O
iftin ayaa hogaanka haysa waxaa dhiman qaybta labaad
27/02/2025
FINAL GAME
Galabta waxaa wada ciyaaraya kulankii ugu dambeeye tartanka kubada cagta ee dugsida degmada kismaayo.
IFTIN VS TAYO
Qadar iyo calaf waa halkeediye guusha waxaa leh iftin insha allah
Be the first to know and let us send you an email when IFTIN primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
Contact The Business
Send a message to IFTIN primary and secondary school: