Abdihakin hussein abdi

Abdihakin hussein abdi Allahayoo jidka toosan nagu sug aduunka

01/06/2026

HADHOWNA
dadkaa na doortay
mustafe๐Ÿ˜

01/06/2026

waa company

31/05/2026

Ethiopianku waxay haystaan xoriyad waligoodna qof Kaay dantooda ka dhax arkaan madooran karaa
waa maxay sabatu๐Ÿค”

26/05/2026

Khudbadii u dambaysay ee uu Nabigeyna Muxamed s.c.w ka jeediyay Banka Carafa sagaalkii (9) bisha Dul Xijah

Sanadkii tobnaad (10) ee Hijriyada ayay ahayd markii uu Rasuulkeennii suubbanaa (NNKH) uu jeediyay khudbad ay mudan tahay in qof walba muslim ah dul istaago taasi oo ah dar daarankiisa ugu dambeeyey. Waxay ahayd xajkiisii ugu horeeyay uguna dambeeyay ee rasuulku soo guto. Nabigeyna Muxamed (NNKH) wuxuu cumreystay afar jeer laakin wuxuu xajiyey hal mar.

Khudbada oo ku tarjuman Afsoomaali

'' Dadyohow i dhegaysta, ma garanayo in sanadkaan ka dib aan mar dambe halkaan soo istaagi doono. Sidaa daraaddeed si fiican u dhegaysta warka aan idiin sheegayo, una sii gudbiya kuwa aysan u suurto galin inay halkaan nala joogaan.

Meeshaan barakaysan, maalintaan barakaysan iyo bishaan barakaysan darteed, xasuusnaada in aad dhabtii abuurihiinna (rabbi) la kulmi doontaan, camalladiinnana laydinka xisaabin doono, haddaba digtoonaada. Dadyohow dhiiggiina iyo maalkiinnu, waa idinka xaaraan. Midkii idinka mid ah ee ammaano haya, ha u celiyo qofkii iska lahaa. Ribbo (Dulsaar) dhammaanteed waa mamnuuc, ha yeeshee faaโ€™iidadiinna idinkaa iska leh.

Qofna ha dulmin adigna laguma dulmin doonee. Ha iska aargoosanina, Dhiiggii aad iska daadiseen waqtigii jaahilyadda.Dadyohow iska ilaaliya shaydaanka, wuxuu isku dayi doonaa in uu idinku khaldo waxyaalo yar yar, uga digtoonaada shaydaanka diintiina darteed.

Raggoow ogaada in dumarkiinu xaq idinku leeeyihiin, idinkuna aad iyaga xaq ku leedihiin. Xasuunow in aad ku guursatay, Ogolaanshaha ilaahay iyo rumaysnaantiisa. Haweenkiinu waxay xaq idiinku leeyihiin, inaad si naxariisleh u quudisaan uguna labistaan. Ula dhaqan marwadaada si wanaagsan oo naxariis leh, sababtoo ah waa lammaanaagii nolosha iyo mid mar walba ku caawin doonta.Dadyohoow si wanaagsan ii dhagaysta.

Caabud Allah (SWT) oo kaliya, si joogta ah u tuko shantaada salaaddood, Soon bisha barakaysan ee soonqaad, ka bixi hantidaadda sakada, soo gudo waajibaadka xajka hadii aad awoodid.

Bini Aadamka oo dhammi waxay ka yimaadeen Aadam iyo Xaawo, Carabtu k**a sarayso kuwa aan carabta ahayn, kuwan aan carabta ahayna k**a sareeyaan carabta. Dadka Caddaanka ahi k**a sareeyaan kuwa Madoow, Dadka madoowga ahina k**a sareeyaan kuwa cad. kaliya waxaa lagu kala sareeyaa waa camaladiina.

Ogaada Muslimiinta oo dhammi waa walaalo, Islaam nimadane waxay ku dhisantahay walaaltinimo.

Dadyohoow Ogaada ma jiro Rasuul ama Nabi aniga gadaashayda imaan doona, sidaa daraadeed si fiican u dhuuxa warkayga, waxaan idiinka tegay laba waxyaalood oo kala ah, Quraanka iyo Sunnadayda. haddii aad labbadas ku dheganaataan waligiin lumi maysaan. Intiinnna i dhegaysanaysaay warkayga u sii gudbiya inta aan nala joogin, waxaa laga yaabaa kuwa warkaygu gaaro inay ka fahmi ogyihiin kuwa toos u dhagaysanaya.

Intaas kadib Rasuulka ( NNKH ) wuxuu khudbadiisii raaciyay Aayaad Quraan ah oo markas toos ugu soo degay oo ay ka mid ahayd:

(ุงู„ู’ูŠูŽูˆู’ู…ูŽ ุฃูŽูƒู’ู…ูŽู„ู’ุชู ู„ูŽูƒูู…ู’ ุฏููŠู†ูŽูƒูู…ู’ ูˆูŽุฃูŽุชู’ู…ูŽู…ู’ุชู ุนูŽู„ูŽูŠู’ูƒูู…ู’ ู†ูุนู’ู…ูŽุชููŠ ูˆูŽุฑูŽุถููŠุชู ู„ูŽูƒูู…ู ุงู„ู’ุฅูุณู’ู„ูŽุงู…ูŽ ุฏููŠู†ู‹ุง

โ€œMaanta ayaan idiin dhamaystiray diintiinna, waxaanan ku ebyay korkiina barwaaqadayda, Islaamka ayaanan diin ahaan idiin oggolaaday.โ€

Ugu dambayna gabagabadii khudbadiisa ayuu Rasuulkeenii Suubannaa (NNKH) isagoo codka kor u qaadaya wuxuu yiri ''Eebboow ka markhaati noqo in aan fariintaadii u gudbiyay dadkaaga.

Maalintaan Carafa ee barakaysan darteed, la wadaag qoraalkaan asxaabtaada kale, dhammaanteenna aynu is cafino.

sorry
24/05/2026

sorry

AddisAbaba Airport
AddisAbaba garoonka diyaaradaha dadkii Soomalida ahaa oo wata aqoonsigii Qaranka(National ID) ayaa hadana lagu xidhay aqoonsi qabalee. Hada, safar dad ahaa ayaa ku xayiran. Deeganada kale kaliya aqoonsiga National ID- ga unbaa la waydiiyaa, Deeganka Soomalidana si ka duwan ayaa beryahan loo eegaa. Waxaa kaloo jiray culays dadka ku gaar ahaa marka Jigjiga laga soo baxayo.

Lama garran sababta dadka Deeganka kaliya loo soocayo, ama sababta aqoonsi qabalee loogu xidhayo qof haysta aqoonsi qaran!!

Hadhowna somalida ayaa la gumaysan
24/05/2026

Hadhowna somalida ayaa la gumaysan

แˆ˜แˆแŠฅแŠฝแ‰ฒ แˆฐแŠ“แ‹ญ แ‰ตแˆแŠ’แ‰ต แŠ•แˆ…แ‹แ‰ข แŠคแˆญแ‰ตแˆซ
==========================
แˆ…แ‹แ‰ฃแ‹Š แ‹ˆแ‹ซแА แˆ“แˆญแАแ‰ต แ‰ตแŒแˆซแ‹ญ แŠ•แˆ˜แˆ‹แŠฅ แˆ…แ‹แ‰ข แŠคแˆญแ‰ตแˆซ แŠฅแŠ•แŠณแ‹• แŠ•แˆ˜แ‰ แˆ 35 แ‹“แˆ˜แ‰ต แ…แˆแ‰ฅแˆ แˆ˜แ‹“แˆแ‰ฒ แАแƒแАแ‰ต แŠฃแ‰ฅแ€แˆแŠซ แŠญแ‰ฅแˆ แ‹ญแˆแ‰ฑแข

แˆ…แ‹แ‰ข แ‰ตแŒแˆซแ‹ญแŠ• แˆ˜แˆชแˆ• แ‹แ‹ตแ‰ก แˆ…แ‹ˆแˆ“แ‰ตแŠ• แŠ•แˆ˜แˆฐแˆ แ‹“แˆญแˆฐ แ‹แˆณแА แˆ…แ‹แ‰ฅแ‰ณแ‰ต แŠซแ‰ฅ แ‹˜แˆˆแ‹Žแˆ แ‹˜แ‹ญแАแ‰“แАแ‰• แˆ˜แ‰ตแŠจแˆ‹แ‹Š แŠฅแˆแАแ‰ต แ‰ฅแˆแ‰ฅแŒ‹แˆต แˆ…แ‹แ‰ข แŠคแˆญแ‰ตแˆซ แŠ•30 แ‹“แˆ˜แ‰ณแ‰ต แ‹•แ‹ตแˆแŠซ แ‰ฃแ‹•แˆแŠป แŠ•แˆแ‹แˆณแŠ• แŠ•แ‹˜แŠซแ‹จแ‹ตแŠซแ‹ฎ แ‰ƒแˆแˆฒ แ‹˜แˆˆแ‹Žแˆ แ‹ตแŒ‹แ แŠญแŒˆแˆแ แ€แŠ’แˆ–แˆ แŠฅแ‹ฎแˆแข แŠฃแ‰ฅแ‹š แ…แˆแ‰ฅแˆ แˆ˜แ‰ แˆ 35 แ‹“แˆ˜แ‰ต แˆ˜แ‹“แˆแ‰ฒ แАแƒแАแ‰ตแŠซ แŠฅแ‹แŠ• แŠฅแ‹š แ‰•แ‹‹แˆžแˆ แ‹ฐแŒŠแˆžแˆ แŠจแˆจแŒ‹แŒแแˆแŠซ แ‹ญแˆแ‰ตแ‹‰แข

แˆ…แ‹แ‰ข แ‰ตแŒแˆซแ‹ญแŠ• แˆ…แ‹แ‰ข แŠคแˆญแ‰ตแˆซแŠ• แŠ•แАแ‹Šแˆ• แ‹“แˆ˜แ‰ณแ‰ต แŠฃแ‰ฅ แ‹˜แŠซแ‹จแ‹ตแ‹Ž แแ‰ตแˆ“แ‹Š แ‰ƒแˆแˆฒ แŠจแˆ แˆ…แ‹แ‰ข แŠฃแ‰ฅ แˆ•แˆ›แ‰•แŠ• แ…แ‰กแ‰•แŠ• แŠ•แˆ“แ‰ แˆซแ‹Š แ‹“แ‹ˆแ‰ต แ‹แ‰ฐแ‹ฐแŒ‹แŒˆแ‰ แŠฃแˆ•แ‹‹แ‰ต แˆ…แ‹แ‰ฅแ‰ณแ‰ต แŠฅแ‹ฎแˆแข แˆ…แ‹แ‰ข แ‰ตแŒแˆซแ‹ญแŠ• แˆ˜แˆชแˆ• แ‹แ‹ตแ‰ก แˆ…แ‹ˆแˆ“แ‰ตแŠ• แˆ•แ‹š แŠฅแ‹แŠ• แˆแˆต แˆ…แ‹แ‰ข แŠคแˆญแ‰ตแˆซ แŠฎแА แŠซแˆแŠฆแ‰ต แˆ…แ‹แ‰ฅแ‰ณแ‰ต แŠฃแ‰ฅ แˆฐแŠ“แ‹ญ แŒ‰แˆญแ‰ฅแ‰ตแŠ“แŠ• แˆแˆ•แ‹แАแ‰ตแŠ• แ‹แ‰ฐแˆ˜แˆตแˆจแ‰ฐ แˆฐแˆˆแˆ›แ‹Š แˆญแŠญแ‰ฅแŠ• แˆ“แ‰ แˆซแ‹Š แˆแ‹•แ‰ฃแˆˆแŠ• แŠญแŒ แŠ“แŠธแˆญ แ‹˜แˆˆแ‹Žแˆ แ‰ฃแˆ…แŒŠ แŠฅแŠ“แŒˆแˆˆแ แˆ…แ‹แ‰ข แŠคแˆญแ‰ตแˆซ แŠฅแ‹แŠ• แАแ‹š แˆญแŠญแ‰ฅแŠ• แˆแˆ•แ‹แАแ‰ตแŠ• แŠฃแ‰ฅ แˆแŒฅแŠ•แŠปแˆญ แŠฅแŒƒแˆแŠซ แŠจแˆแŠฅแ‰ตแ‹‹แƒแŠฅ แ‰ฅแˆแ‰ตแŠฅแˆแˆ›แŠ• แŠฅแ‹ฉแข

แ‹ฐแŒŠแˆแŠ“ แŠฅแŠ•แŠณแ‹• แŠ•แˆ˜แ‰ แˆ 35 แ‹“แˆ˜แ‰ต แ…แˆแ‰ฅแˆ แˆ˜แ‹“แˆแ‰ฒ แАแƒแАแ‰ตแŠซ แŠฃแ‰ฅแ€แˆแŠซ แŠญแŠ•แ‰ฅแˆ แŠ•แˆแ‰ฑแข

แ‹˜แˆˆแŠฃแˆˆแˆ›แ‹Š แ‹แŠฝแˆญแŠ• แˆ˜แŒŽแˆตแŠ• แŠ•แˆตแ‹แŠฃแ‰ตแŠ“!
แˆ…แ‹แ‰ฃแ‹Š แ‹ˆแ‹ซแА แˆ“แˆญแАแ‰ต แ‰ตแŒแˆซแ‹ญ /แˆ…แ‹ˆแˆ“แ‰ต/

Qadiyada nool
22/05/2026

Qadiyada nool

Qudus waaxaa leh dhibanashaasha reer plastine ninkii ugu gargaara taasna waa dulmiye allah Ayaan xisaabtiisa garan
19/05/2026

Qudus waaxaa leh dhibanashaasha reer plastine

ninkii ugu gargaara taasna waa dulmiye allah Ayaan xisaabtiisa garan

Address

Jigjiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdihakin hussein abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share