Sanaag Cable Tv

  • Home
  • Sanaag Cable Tv

Sanaag Cable Tv Ku soo dhawaaw warbaahinta
Sanaag Cable Tv oo aad ka heleyso wararka Caalamka iyo Dalka,warbixino,sheekooyin iyo Barnaamijyo Xiiso leh.

Nagala Soo Xiriir: 0907719837

Qodobadi ka soo baxay shirkii Golaha Wasiirada ee Dawladda Pubtland.
15/01/2026

Qodobadi ka soo baxay shirkii Golaha Wasiirada ee Dawladda Pubtland.

15/01/2026

"Sanaag uma Baahna in markii Siyaasada kale Jiraan la xasuusto"

||Gudoomiyihii h**e ee D.Badhan

Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u hashiisiinta Cali Yuusuf Xoosh ,Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed M...
14/01/2026

Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u hashiisiinta Cali Yuusuf Xoosh ,Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa kormeeray goobaha dadweynuhu ku caweeyaan iyo wadooyinka halbowlaha u ah isu socodka dadka iyo gaadiidka ee Magaalada Laascaanood Gobalka Sool ee Maamul Goboleedka Waqooyi Bari.

14/01/2026

Sheeko Cajiiba gudoomiye Cabdirisaaq muxuu kala kulmay nin reer guuraa ah oo uu gaarigiisa ku qaaday.

~Gudoomiyihii h**e ee D.Badhan Cabdirisaaq Axmed Ciise.

14/01/2026

''Madaxweyne Firdhiye adigaa Madaxweyne noo ah inta Madaxweyne Puntland ah helayno '' Taliye Jimcaale

Puntland: Taliyihii Booliiska Gobolka Raasi-casayr ayaa is casiley, iyada oo xaalad kacsanaan ah ka taagnayd gobolkaasi,...
13/01/2026

Puntland: Taliyihii Booliiska Gobolka Raasi-casayr ayaa is casiley, iyada oo xaalad kacsanaan ah ka taagnayd gobolkaasi, dowladduna sheegtey in halkaasi ay ka jiraan ciidan aan ka amar-qaadan.

13/01/2026

Bulshada ku dhaqan degaanka bandarsame( HABAR-HUNBULE) ayaa u mahadceliyey teamka AL-HARAMAYN PRE- University college iyago baaq u diray muxsiniinta.

13/01/2026

Ardaydii Ugu Saraysa kulliyadda Caafimadka ee Sanadka Qalinjebinaysa ee ALHARAMAIN PRE-UNIVERSITY COLLEGE qaybaheeda kaladuwan ayaa waxay b safar caafimaad ugu Baxeen Deegaanka Bendarsame ( Habarhunbule) 9-01-2026, safarkaas oo uu hogaaminaayey Gudoomiyaha ALHARAMAIN BADHAN, hormuudka kuliyada caafimaadka, halkaas oo ay kasoo fulinayeen adeegyo caafimaad oo bilaash ah. Waxaa kale oo field ka ku wehelinayey ardayda, macalimiinta iyo Dr. Jaabir oo ku takhakhsay qaliimada guud , Adeegyada goobtaas laga bixiyey waxa ka mid ahaa, Baadhitaanka, Dawaynta iyo bixinta adeegayada loogu tala galay dadka Nafaqadoodu hoosayso.
Sidoo kale
Wacyigalinta ayaa ahayd mid door muhiima ka ah adeegan caafimaad waxana bulsha laga wacyigaliyey Xanuunada Faafa iyo Nafaqadarada. Waxa kale oo bulshada lagu wacyigaliyey Fayo-dhawrka iyo Nadaafadda, Muhiimada Naasnuujintu leedahay, Daryeelka Hooyada uurka leh iyo mawduucyo kale. Bulshada ka faaidaysatay adeegayadan caafimaad ayaa ka koobnaa bulshada qaybaheeda kaladuwan. Sidoo kale waxay maamulka iyo macalimintu siweyn ugu mahadcelinayaan dadka deegaanka Bendarsame sidii ay isu sii abaabuleen adeegyadaasna uga faaidaysteen

ALHARAMAIN WAA SOO SAARAHA BULSHU WAX BARATAY

13/01/2026

Wasiir fiqi muxuu uuga jeeday:
"Laascaanood oo Somaliland ah baan u soconaa....."

13/01/2026

DEG DEG:Gudoomiyihii h**e ee Degmada Badhan C/risaaq Axmed Ciise ayaa ka hadlay Xaalada Guud ee Gobolka Sanaag.

Sanaag Cable Tv

Somaliland ayaa ka Hortimi Laasistii DFS laashay Heshiisyada Imaaraadka.
12/01/2026

Somaliland ayaa ka Hortimi Laasistii DFS laashay Heshiisyada Imaaraadka.

Puntland oo u Jawaabtay DFS.
12/01/2026

Puntland oo u Jawaabtay DFS.

Address


252

Telephone

+252907617926

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sanaag Cable Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share