Somali Optical Network -SON

  • Home
  • Somali Optical Network -SON

Somali Optical Network -SON This is the page is Brands and technology

SOON FTTH waa hanaan cusub oo loogu tala galay   ,   iyo   intaba waxa aad hali doontaan internet data xawaara sare leh ...
26/06/2022

SOON FTTH waa hanaan cusub oo loogu tala galay , iyo intaba waxa aad hali doontaan internet data xawaara sare leh oo marnaba kaa go'een iyo cillad bixin 24/7.
Sidoo kale wax qarashaad oo kaa ga baxaayo majiro hadii ee qalab tahay iyo farsamo intaba waa bilaash.
kaliya dalbo oo hel adeeg ku deeqa...

🌍.
.
https://soon.so

01/07/2018

Somali Optical Network(SOON) Isticmaal adeeg lahubo oo xawaaro sare leh SOON waxa ey kuu balan qadeesaa in aadan u ciiloon adeeg danbo oo internet.... Fadlan kaalay macamiil aan islatijaabi.

waa hormarka aanu ka heeno Somalia-Moqdishu waana qeeb aanu uku tala kalnay in eey ka fa iideestaan dad weynaha somaliye...
06/04/2016

waa hormarka aanu ka heeno Somalia-Moqdishu waana qeeb aanu uku tala kalnay in eey ka fa iideestaan dad weynaha somaliyeed qalabkaan waa qalab casri ah waxaana uku dala galnay in ey baahida internet eey dawoosho.
marabtaa in aad wax badan ka ogaado hormarka network ee gaartay Somalia in aad wax badan ka ogaato ama hiigsiga Shirkada Somali Optical Networks .
Fadlan like iyo Share si eey dad yowga kale uku la socdaan.
any Question and Advice write it down.
Thanks

Sawirkaan waxaan ka arkikarnaa qaabka uu uyaalo Fiber optica copper cable. Muxuu yahay Copper Cable? Waa cable aan daxal...
03/04/2016

Sawirkaan waxaan ka arkikarnaa qaabka uu uyaalo Fiber optica copper cable. Muxuu yahay
Copper Cable? Waa cable aan daxaleesan ama isbadaleenin mudo markuu meel yaalo sida biyaha bada oo aad cusbada uku batan tahay ama dhulka marki lagalsho oo aad macdanta uku badan tahay wax isbadal ahna kuma sameeyo ama cilad uma keento.
halkee ka la imaaday technolagy gaan casriga eh? Waxaa laka keenay DJabuti .
Ilaa iyo inteeh ayuu gaarigaraa masane dawooligaraa bahida internet oo gajira dhamaan Somalia? Haa hiigsigeeno mahan hal gobol ama hal xafad waa dhamaan Somalia anagoo waliba kasii ibin doono wadamo badan oo awoodi wayey in eey soo iib sadan si jumlo ah kuwasoo ey kamidtahay Ethopia,Uganda iyo South Sudan.
maxee kaga duwan tahay shirkadaha kale? Wxa ey iku duwan tahay 1. adeeg 24/hrs ah .2. Kaliya waxa anu ka shaqeeno ama adeega aanu bixino waa adeeg Internet ah 3.Adeega aanu bixino oo ah adeeg uu qofka ku qancayo. 4. qaabka aanu adeega u bixineeno oo ah qaab Dedicated ah.
Intaas iyo in kabadanbo waxaanu ku qeexidoonaa qeebaha kale oo soosocda.
Qodobadaan oo faah faahsan waxaan u sooqadan doonaa mid mid inshllh.
Hadaad ka heshey macluumaadkaan fadlan saar Like ama Share.
THANKS

Maxaad kataqanaa qabka casriga eh ee u shaqeso Shirkada Somali Optical Networks   oo ku canbaxday Internet ka casrikaan ...
02/04/2016

Maxaad kataqanaa qabka casriga eh ee u shaqeso Shirkada Somali Optical Networks oo ku canbaxday Internet ka casrikaan aan ku nool nahay eh plz hadad rabto in aad wax badan ka faido ama cilmi kororsi rabto kalasoco page kaan. Like or Share.

Address

KM5 Banadir Road

+252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Optical Network -SON posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share