10/08/2025
Munaasibadii Nairobi iyo jaaliyadda ka soo jeeda Koonfurta Gobolka Shabeelle ee Beel-waynta Waafate ayaa xaflad wayn oo soo dhawayn iyo mahadcelin ah Magaalada Nairobi uga soo diray Xukumadda DDS iyo Xisbiga Barwaaqo ee dalka. Waxayna u mahad celiyeen Madaxweyne Mustafa Muxummed Cumar, & Xisbiga Barwaaqo ee dalkan Ethiopia Go'aankii taariikhiga ahaa kaas oo ay Golaha Fulinta DDS ku aqoonsadeen Degmada Goddheere Qaab-dhismeedka Cusub ee Dowlad-Deegaanka Soomaalida.