Adam Gudbaaye

Adam Gudbaaye Falaqeynta Ciyaaraha Gudaha iyo Dibadda intaasba kala soco halkaan⚽️🏆
(2)

Manchester United  1 -2 Nottm forest2daqiiqo gudahood 2gool looga dhaliyay!
01/11/2025

Manchester United 1 -2 Nottm forest

2daqiiqo gudahood 2gool looga dhaliyay!

Khalaas Liverpool & Basa xiirkoodii Wa jabeen. Macsalaama😂🙌Buuq dambe melaha hala soo istagin 🙏😂
30/10/2025

Khalaas Liverpool & Basa xiirkoodii Wa jabeen. Macsalaama😂🙌

Buuq dambe melaha hala soo istagin 🙏😂

28/10/2025

MUQDISHO STADIUM / TUULADA CIYAARAHA🙌👏👏

Meel dheer gaarsiiya muqaalkaan🙏

28/10/2025

Tuulada Ciyaaraha Iyo Nabadda Xamar Allahayoow Noo Siyaadi🤲🤲

Degmada Warshiikh Ayaa iska Xaadirsay Finalka Tartanka Degmooyinka Hambalyo Warshiikh 👏👏By By KAARAAN👋
28/10/2025

Degmada Warshiikh Ayaa iska Xaadirsay Finalka Tartanka Degmooyinka Hambalyo Warshiikh 👏👏

By By KAARAAN👋

KAARAAN VS WARSHEEKHSaadaali yeey Galabta Guushu Raaci Doontaa Oo Final Iska Xaadiran kara ❓️ Sadaalintaada Commentska n...
28/10/2025

KAARAAN VS WARSHEEKH

Saadaali yeey Galabta Guushu Raaci Doontaa Oo Final Iska Xaadiran kara ❓️

Sadaalintaada Commentska nogu reeb🙏

SOMALIA HANOOLAATO 🇸🇴
28/10/2025

SOMALIA HANOOLAATO 🇸🇴

Dharkiinleey Ciyaaro lala wada jecleystay Baad Soo bandhigteen balse naiibkiina intaan buu ku ekaa👏Hambalyo Howl wadaag ...
27/10/2025

Dharkiinleey Ciyaaro lala wada jecleystay Baad Soo bandhigteen balse naiibkiina intaan buu ku ekaa👏
Hambalyo Howl wadaag & Macalin Xamaan 👏

DEG DEG MAN CITY WALA GARAACAY😂✋️Intaas Baan idin Soo Xasuusin Rabay😂Araenal baa iga Fakatay Ciiil weynaa😡
26/10/2025

DEG DEG MAN CITY WALA GARAACAY😂✋️

Intaas Baan idin Soo Xasuusin Rabay😂

Araenal baa iga Fakatay Ciiil weynaa😡

Ilaa Hada Ciil bay igu dilayaan Labadaas Damiin hadaan awoodi lahaa Kooxda waan ka burin lahaa😂😡Chlopah  & Tosin Ha iska...
26/10/2025

Ilaa Hada Ciil bay igu dilayaan Labadaas Damiin hadaan awoodi lahaa Kooxda waan ka burin lahaa😂😡

Chlopah & Tosin Ha iska baxaan wa laba damiin😡

Liverpool 4 guul daro Oo Xiriir ah bay ka wadataa Horyaalka mucaaradow mala Socotiin❓️😂👌
25/10/2025

Liverpool 4 guul daro Oo Xiriir ah bay ka wadataa Horyaalka mucaaradow mala Socotiin❓️😂👌

Khalaas Fc Taraq wala soo.Af jaray Yes yes😂 3 -1 😂👌
25/10/2025

Khalaas Fc Taraq wala soo.Af jaray
Yes yes😂 3 -1 😂👌

Address

Juba

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adam Gudbaaye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Adam Gudbaaye:

Share