Sidig TV

Sidig TV Kusoo Dhawoow Sidig TV

02/01/2026

Culimada Boorama Oo Diiday Fakarka Yahuuda, Lana Dareen Noqday Walaalaha Falastiin.

20/09/2025

Dhimataye Kalsooni Sidee Loodhisaa ?

20/04/2025

Taliyaha Ciidanka Xogga General Odawaa iyo Shuute ayaa La Sheegay Xalay Inay soogaareen Magaalada Muqdisho Kadib Markii Kooxda AS Ayka Qabsatay Degmada Adan Yabaal.

Saraakiishaan iyo Ciidankii ay Wateen ayaa Waxay u Baxsadeen Degmada Moqokori Ee Gobalka Hiiraan.

19/04/2025

Waxaa La Dhahaa Soomaalidu Been Waa Sheegtaan Lakiin Been Kuma Mahmaahdo.

Idil bashiir idil ayruush Oo Ragii Soomaaliyeed Waxba Aan U Reeban ayaa Tiri Waa Ku Ugu. mirtoda Been La Maahmaahayee....

Kusoo Biir Sidig TV

19/04/2025

Shacabka Deegaanka Maxamud Gacal oo Hoostaga Degmada Feer Feer ayaa Xariga Ka Jaray Iskuul Ay dhisteen Dadka Deegaanka.

Iskuulkaam ayaa Loogu Magac Daray Allaha AUN Sandhool Guure oo Ahaa Nabadoonkii Beelaha Xawaadle.

Hiilka Deegaanka Maxamud Gacal Iyo Nawaaxiviisa Ku Nool ayuu Andici Doonaa Iskuulkaas Manata Xariga Laga Jaray.

19/04/2025

Sidig TV
I got 20,000 reactions and comments on one of my posts last week! Thanks everyone for your support! 🎉

War Cusub.Hirshabeelle: Xildhibaannada Baarlamanka ayaa heley xaqal ciid $12 doollar ah oo la sheegey in ay Heleen Xqul ...
01/04/2025

War Cusub.
Hirshabeelle: Xildhibaannada Baarlamanka ayaa heley xaqal ciid $12 doollar ah oo la sheegey in ay Heleen Xqul Ciid ka timi mid ka mid ah shirkadaha Isgaadhsiinta dalka; taasi oo bil kasta ku-hadal u dhexeeya $12 ilaa $30 siisa Xildhibaannada DFS.

31/03/2025

Ra'iisul Wasaaraha Somalia Xamse Xabsi Barre Oo Lahadlay Ciidanka Xogga Dalka iyo Shacabka Deeganaka Kabar Kontan ayaa Sheegay Ujeedka Kooxda AS.

30/03/2025

Madaxweeynaha Dalka Xasan sheikh Maxamud oo Maanta Shacabka Muqdisho La Tukaday Salaadii Ciidan.

30/03/2025

Ra'iisulWasaaraha Dalka Oo Maanta Salaada Ciida Ka Tukaday Ciidanka Xogga Dalka iyo Shacabka Kusugan Deegaanka Lambar Kontan ee Gobalka Shabeelaha Hoose.

Address

Anian
Tunis

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sidig TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category