Walaalaha Hargeysa

Walaalaha  Hargeysa Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Walaalaha Hargeysa, Digital creator, yukseltepe 1954, Ankara.

09/02/2026

Xildhibaan Gobsan

08/02/2026

Xildhibaan Reer Somaliland ah oo waashay isagoo Golaha Jooga

03/02/2026

4 Saacadood Buu Qol igu Xidhay Waxa igaadhay Waxyar maaha “Farxiya Fiska

02/02/2026

20 Cisho Markay Hooyaday Ila Joogtay way Geeriyootay Dhakhtarkiina Wuxuu Yidhi Iska Bixi 100kun Oo Dolar

01/02/2026

Ciidankii la soo celiyey

Qalabka sawirkan ka muuqda oo dad badani is waydiinayeen muxuu yahay:Qalabkan halkan ka muuqdaa waa agab loo sameeyey in...
01/02/2026

Qalabka sawirkan ka muuqda oo dad badani is waydiinayeen muxuu yahay:

Qalabkan halkan ka muuqdaa waa agab loo sameeyey in lagu ka hortago ama lagu carqaladeeyo diyaaradaha yaryar ee aan duuliyaha lahayn (drones).
• Waxa loo naqshadeeyey inuu xannibo hirarka raadiyaha ee ay drones-ku ku shaqeeyaan, sida kuwa lagu hago, kuwa muuqaalka lagu soo gudbiyo, iyo calaamadaha hagista ee GPS-ka.
• Nidaamkani wuxuu adeegsadaa faragelin elektaroonik ah si drone-ka bartilmaameedka ah loogu qasbo inuu d**o ama dib ugu noqdo cidda maamulaysa.
• Qalabkan waxaa loo adeegsadaa arrimaha amniga iyo difaaca, gaar ahaan milatariga, hay’adaha dawladda, iyo mararka qaarkood adeegyo rayid ah.
• Qaabka boorsada dhabarka lagu qaato wuxuu ka dhigayaa mid si fudud loo dhaqaajin karo isla markaana si degdeg ah hawlgal loogu geli karo, taas oo sahasha in si dhaqso ah loogu daboolo meelaha laga doonayo ka-hortagga drones-ka.

01/02/2026

Hadal uu H**e u jeediyey Madaxwaynaha Jubaland Axmed Madoobe

31/01/2026

Moble Ma Haysto Ayuu Ku Yidhi Balse Isagoo Meeshii Taagan Baa Lasoo Wacay

𝗗/𝗵𝗼𝗼𝘀𝗲 𝗕𝘂𝗿𝗰𝗼 🆚 𝗚𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗛𝗮𝗿𝗴𝗲𝘆𝘀𝗮Labada kooxood Ee ugu Cad-Cad Hanashada Horyaalka Horyaalada Somaliland Kooxdee Ayaad I...
25/01/2026

𝗗/𝗵𝗼𝗼𝘀𝗲 𝗕𝘂𝗿𝗰𝗼 🆚 𝗚𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗛𝗮𝗿𝗴𝗲𝘆𝘀𝗮
Labada kooxood Ee ugu Cad-Cad Hanashada Horyaalka Horyaalada Somaliland
Kooxdee Ayaad Isleedahay Galabta Guul Ayey Meesha Kala Tagi Doontaa?

24/01/2026

Hada Waxaan ka xishoonayaa inaan yidhaahdo Somali baan ahay Waxay Reer Hargaysa Sameeyeen Awgeed

"Somaliya dal maaha, wax u eg dal xitaa ma haystaan."Trump, oo caawa hadlaya ayaa markale Soomaliya dhaliilay.
20/01/2026

"Somaliya dal maaha, wax u eg dal xitaa ma haystaan."

Trump, oo caawa hadlaya ayaa markale Soomaliya dhaliilay.

Address

Yukseltepe 1954
Ankara

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Walaalaha Hargeysa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share