Abdikafi Caruuse

Abdikafi Caruuse Follow and Like

Hargeysa: Waxaa muddo saddex maalmood ah magaalada Hargeysa ku xiran Wariye Shucayb Mayo, oo ah saxafi iyo sawir-qaade k...
08/01/2026

Hargeysa: Waxaa muddo saddex maalmood ah magaalada Hargeysa ku xiran Wariye Shucayb Mayo, oo ah saxafi iyo sawir-qaade ka shaqeeya arrimaha cayaaraha (sports-ka), kana mid ah bahda warbaahinta Puntland.

Shucayb Mayo ayaa la xiray xilli uu ku sii jeeday magaalada Berbera, halkaas oo uu ka soo tabin lahaa warbixinno iyo sawirro la xiriira tartanka Horyaalka Somaliland. Ilaa iyo hadda ma jiro war rasmi ah oo faahfaahin ka bixinaya sababta xariggiisa.

06/01/2026
06/01/2026

difaaca dawlada puntland waa kuwa har iyo habeen u helan ilalinta cidda iyo callanka puntland

06/01/2026

Sooma jeestayaasha Difaaca Puntland

06/01/2026

Ciidamada Difaaca Puntland ee ku sugan Degmda ufayn taliska ciidanka ee tijiic ayaa qabtay ninkaan oo kamida Khawaarijta Daacish .

05/01/2026

weli ma maqashay .

05/01/2026

G/Sare Abdirahman Jaamac Rabaax mid kamid ah Saraakiisha ciidamada difaaca Puntland ee ilaa bilowgii hawlgalka hilaac ku sugnaa Buuraha Calmiskad Soo gaaray magaalada Boosaaso.

Dhamaan guuto 5-aad saaka ayaa lagu soodhaweeyay magaalada Boosaaso.

05/01/2026

Labo sano oo xiriira ayuu buuraha calmiskaad kadagaalamayay.

Sakariye Khuurshe.

05/01/2026

Ciidanka Foolmaroodi ee maanta dib ugu soo laabtay Bosaaso ka dib markii ay Calmiskaad ka sifeeyeen DCSH.

05/01/2026

TOOS: Shirka Todobaadka Technologyada Puntland

03/01/2026

Hassan shiikh " kuma raacsani inuu Qashin ku tilmaamo Trump dadka Soomaaliyeed"

Address

Kale, Çantacılar Sk. No:4, Altındağ/Ankara
Ankara
06030

Telephone

+252905190516

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdikafi Caruuse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdikafi Caruuse:

Share