Somali Radio

Somali Radio Somali Radio, a servant of the oppressed people, tells the truth, a trustworthy gentleman with a good and creative process. ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ท ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณ ๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ฐ ๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡บ

๐Ÿšจ WAR DEG DEG AHKadib markii Benjamin Netanyahu, Raysal Wasaaraha Israel, muddo ku dhow laba toddobaad aan si toos ah lo...
15/03/2026

๐Ÿšจ WAR DEG DEG AH

Kadib markii Benjamin Netanyahu, Raysal Wasaaraha Israel, muddo ku dhow laba toddobaad aan si toos ah loo arkin, ayaa h**ey warbaahinta uga soo muuqday muuqaal dood badan dhaliyay. Muuqaalkaas oo si weyn loogu faafiyay baraha bulshada ayaa warbaahinta qaar ku sheegtay inuu u muuqday mid lagu sameeyay AI (sirdoonka macmalka ah), kadib markii dad badan ay ku arkeen khaladaad muuqaalka ku jiray, gaar ahaan faraha gacantiisa oo u ekaaday 6 farood halkii ay ka ahaan lahaayeen 5.

Arrintaasi waxay dhalisay dood ballaaran iyo shaki badan oo ku saabsan saxnaanta muuqaalka, iyadoo dad badan ay suโ€™aal ka keeneen in muuqaalku yahay mid dhab ah ama la farsameeyay.

Si kastaba ha ahaatee, maanta ayuu mar kale soo muuqday Raysal Wasaaraha Israaโ€™iil isagoo soo bandhigay muuqaal cusub oo uu ku sheegay inuu nool yahay isla markaana uu beeniyay wararkii la xiriiray muuqaalka h**e. Wuxuu si cad u yiri: โ€œWaan noolahay, farahayguna ma aha 6 ee waa 5.โ€

Balse inkastoo uu sidaas sheegay, haddana dadka falanqeeya muuqaalada iyo isticmaaleyaasha baraha bulshada ayaa mar kale arkay arrin muran dhalisay. Markii muuqaalka cusub uu gaaray ilbiriqsiga 23-aad, waxaa la sheegay in gacantiisa mar kale u muuqatay inay leedahay 6 farood, taasoo keentay in dad badan ay si degdeg ah screenshot uga qaadaan qaybtaas muuqaalka.

Sawirradaas ayaa isla markiiba ku faafay internetka, waxaana sii kordhay doodda ku saabsan in muuqaalka la beddelay ama uu jiro khalad farsamo oo ku jira. Ilaa hadda ma jirto xaqiijin rasmi ah oo ka timid xafiiska Raysal Wasaaraha Israaโ€™iil oo ka jawaabaysa arrintan, balse dooddu weli si xooggan ayay uga socotaa baraha bulshada iyo qaar ka mid ah warbaahinta.

Somali Radio ๐Ÿ“ป

Hogaamiyii iraan Ayatollah Ali Khamenei:Ayaa yidhi intii uu noolaa๐Ÿ‘‡waan duqoobay; Jidhkaygu mar dambe qiimo ma leh.Dagaa...
06/03/2026

Hogaamiyii iraan Ayatollah Ali Khamenei:
Ayaa yidhi intii uu noolaa๐Ÿ‘‡

waan duqoobay; Jidhkaygu mar dambe qiimo ma leh.
Dagaalkan, kursi uun baan ka daawanayaa.
Haddii Israa'iil ay u malaynayso in dilkayga ay ku guulaysan doonaan, taasi waa qaladkooda.

Dagaalkan ayaa waxaa hogaaminaya dhalinyarada Iran, waxaana ay ahaan doonaan kuwo aan laga adkaan.
xataa hadii la i dilo iiraan waxba la yeeli maayo. Iran waxay ku taagan tahay akhlaaqda.

Iraan maaha addoon u ah qof kasta oo adduunka joogaa ilahay ayay adoomo u tahay ma ixtiraamayaan dadka reer iraan kuwa sharafta iraan iyo sumcada iran ku ciyaaraya

Sida uu ku waramay wargayska Iran Ee   Ayaa sheegay in maalintii 7aad uu galay bariga dhexe oo hawada Xidhan tahay taas ...
06/03/2026

Sida uu ku waramay wargayska Iran Ee

Ayaa sheegay in maalintii 7aad uu galay bariga dhexe oo hawada Xidhan tahay taas oo aysan jirin wax duulimaad ah oo ka baxa ama soo Gala Bariga dhexe iyadoo xiisadu sare u kacday

Tan iyo markii ay bilodeen Weerarada military oo balaadhan ee Maraykanka iyo Israa'iil ay ku qaadeen iran 28 Bishii H**e'

Waxaa la hakiyay duulimaadyafa 7 garoon oo waawayn oo ku yaalay Gobolka
Waxaana la joojiyay ku dhawaad 23'000 duulimaad

Warbaainta Bloomberg ayaa horay u sheegtay daqiiqad kasta oo la xiro garoonka diyaaradaha Dubai international Airport ๐Ÿ›ซ ๐Ÿ›ฌ ay keento khasaare gaadhaya $1Milyan oo dollar

Wasiirka Arrimaha Dibadda iran Abbas Araghchi Ayaa bartiisa X-Twitter ku baahiyay qoral Dareen hadal ah oo uu muslimiint...
06/03/2026

Wasiirka Arrimaha Dibadda iran Abbas Araghchi Ayaa bartiisa X-Twitter ku baahiyay qoral Dareen hadal ah oo uu muslimiinta kula hadlayay ๐Ÿ‘‡

wuxu yidhi

Walaalayaal iyo walaalooyin, dunidu waxay ka baqdaa kuwa xoogga leh. Waa inaan noqonaa ummad isu tashata oo talo wadaagta, ummad mideysan, ummad cadowgu uusan awoodin inuu ka adkaado.

Quwadaha dunidu ma doonayaan inay dabar gooyaan Muslimiinta, balse waxay doonayaan inay beddelaan dhaqankeena, burburiyaan sharaftayada, na daciifiyaan, kana dhigaan kuwo aan awoodin inay naftooda maamulaan ama goโ€™aanadooda qaataan.

Walaalayaal iyo walaalooyin, waxaan rabnaa inaan beenino sheegashadooda oo aan adeegsanno xooggeena. Xooggeenna wuxuu ku jiraa midnimada midnimo, midnimo, midnimo. ๐Ÿค

Muxu kula muuqdaa hadalkan ๐Ÿ‘‡

05/03/2026

Muuqaal gilgilay Aadna u qabsaday Baraha bulshada waa Shacabka iraan oo ka soo horjeeda weerarada Maraykanka uu ka wado dalkooda

Isku soo bax balaadhan oo loogu baroordiiqayo geerida Hogaamiyaha Ruuxiga ah ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa galabta...
05/03/2026

Isku soo bax balaadhan oo loogu baroordiiqayo geerida Hogaamiyaha Ruuxiga ah ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa galabta ka dhacday Magalada
Oo qiyaastii 12 KM dhanka Koonfureed kaga beegan Caasimada Tehran ee Dalka iraan ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ท

๐Ÿ“ธ Sawirada Warfaahinta Iran Tasnim ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ท

WAR DEG DEG AH: Sida uu Trump baahiyay Ayatollah Abdollah Javadi Amoli oo ka tirsanaa wadaadka weyn ee Iiraan oo soo saa...
05/03/2026

WAR DEG DEG AH:

Sida uu Trump baahiyay
Ayatollah Abdollah Javadi Amoli oo ka tirsanaa wadaadka weyn ee Iiraan oo soo saaray fatwa jihaad ah, isagoo sheegay in " dilka Trump iyo Sahyuuniyiinta ay waajib tahay." ayaa shalay, lagu dilay duqeymo cirka ah oo Mareykanku qaaday.

War rasmi ah lama hayo sheegashada Trump

Kristi Noem oo ka hadashay shir ka dhacay Nashville ka dib markii Madaxweyne Trump uu ku dhawaaqay inuu beddelayo Xoghay...
05/03/2026

Kristi Noem oo ka hadashay shir ka dhacay Nashville ka dib markii Madaxweyne Trump uu ku dhawaaqay inuu beddelayo Xoghayaha Amniga Gudaha iyadoo loo magacaabay Senator Markwayne Mullin oo ka tirsan Oklahoma.

Awoodda Milatari ee Iran ma aha mid sahlan.Iran waxaa lagu qiyaasaa inay haysato in ka badan 80,000 gantaal, kuwaas oo q...
05/03/2026

Awoodda Milatari ee Iran ma aha mid sahlan.

Iran waxaa lagu qiyaasaa inay haysato in ka badan 80,000 gantaal, kuwaas oo qiyaastii 20,000 ka mid ah ay yihiin gantaalada Ballistic iyo Cruise missiles.

Gantaaladan waxaa ka mid ah kuwa fog sida Shahab-3, Sejjil, iyo Khorramshahr, kuwaas oo awood u leh inay gaaraan in ka badan 2,300 km.

Warbixino militari ayaa sidoo kale sheegaya in Iran ay awood u leedahay inay soo saarto ilaa 500 gantaal bishii.

Dhanka dhaqaalaha, GDP-ga Iran waxaa lagu qiyaasaa ku dhawaad $500 bilyan, halka miisaaniyadda milatariga sanadkii ay gaarto qiyaastii $20 bilyan.

Marka la eego kaydka hubka, shidaalka, iyo dhaqaalaha, Iran waxay qaadi kartaa dagaal toos ah qiyaastii 2 sano iyo 6 bilood. Haddii ay taageero ka hesho xulafadeeda gobolka, muddada dagaalku way sii dheeraan kartaa.

Mid ka mid ah waxyaabaha ugu yaabka badan ee ku saabsan dagaalkii dhawaan dhacay waa dhacdadan cajiibka ah oo naxdinta l...
05/03/2026

Mid ka mid ah waxyaabaha ugu yaabka badan ee ku saabsan dagaalkii dhawaan dhacay waa dhacdadan cajiibka ah oo naxdinta leh ๐Ÿ‘‡

Dagaalku wuxuu ka dhacaa siyaabo badan. Sida wax walba oo cirka, dhulka, iyo warbaahinta ka dhaca, militarigan Iiraan ee sawirrada ka xiiray Ameerika waa mid gaar ah ๐Ÿ˜…

Sidaas ayay ahayd.
Mareykanka ayaa cirka ka garaacayay diyaaradaha dagaalka Iiraan. Waxay soo saartay ogeysiis ay ku sheegtay inuu burburiyay. Laakiin ma jirin diyaarado dagaal oo goobta lagu riday. Sidee bay u socotaa? ๐Ÿคท โ™‚๏ธ

Waxa Mareykanku miisaaniyad ahaan u qoondeeyay malaayiin doolar waa sawir 3D ah oo ay qaadeen sawir qaadayaasha Iiraan ee dhulka jooga. ๐Ÿ˜„

Waa tusaale weyn oo muujinaya sida xitaa ciidan hubaysan oo hub culus ku hubaysan looga adkaan karo loona caabbin karo haddii xirfad iyo qorshe bisil lagu daro dagaalkan casriga ah.

Ma aanan rabin inaan ku lug yeesho faafinta warka ku saabsan dagaalka, laakiin waan la yaabay.
Maxaad ka aaminsan tihiin arrintan? โœ๏ธ

04/03/2026

Baarlamaanka Xasan gurguurte oo u socda wax ka badalka Tastuurka kkkkk


DEG DEG shirka Baarlamaanka Jubaland iyo golaha Xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka somalia Ayaa Shir uga qabsooma...
04/03/2026

DEG DEG

shirka Baarlamaanka Jubaland iyo golaha Xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka somalia Ayaa Shir uga qabsoomay Caasimada Kumeel gaadhka Jubaland ee kismaayo '

shirkan ayaa lagu difaacayaa Tastuurka dalka ee La ansixiyay 2012 kaas oo ay dawlada Federaalka Soomaaliya Hadda rabto inay wax ka badasho
dawada Jubaland iyo Puntland ayaa Qaatay Mawqif Adag oo lagu difaacayo Tastuurka dalka iyagoo sheegay inaysan marnaba Aqbalayn Ansixinta tastuurka aan heshiiska lagu ahayn

sidoo kale Madaxwayne xasan sheekh ayaa isna mawqif adag ka istaagay in wax laga badalayo tastuurka lana qaban hayo doorasho qof iyo cod ah oo aan mar danbe doorasho dadban la isoogu imaan doonin

wixi intaas ka soo kordhaa kala soco -Radio

Address

Ankara

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Radio posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category