Saliim Media

Saliim Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Saliim Media, News & Media Website, Ankara.

02/12/2024

Israel oo hanjabtay iyo faragalinta wadadamada darisku ay soomaaliya ku hayaan.

Madaxweyne Xasan ayaa amar ku bixiyey in magaca laga bedelo Xerada ciidanka Gen. Gordon oo horay loogu magac daray sarka...
02/12/2024

Madaxweyne Xasan ayaa amar ku bixiyey in magaca laga bedelo Xerada ciidanka Gen. Gordon oo horay loogu magac daray sarkaal Soomaaliyeed oo dalka u soo halgamay.

Wareegto ka soo baxday Madaxtooyada ayuu Xasan amar ku bixiyey in xeradaas loogu magac daro Col. Al Mansori oo ah sarkaal u dhashay dalka Imaaraadka Carabta.

Waxa la xaqiijiyey in Madaxweynuhu $5 Malyan oo xaqul qalin ah ku qaatay saxiixida wareegtadaas uu magaca kaga bedelay xeradii ciidanka ee Gen. Gordon.

Taariikhda aduunka waa markii ugu horaysay ee la diiwaangeliyo Madaxweyne ugu magacdaray xero ciidan sarkaal ajnebi ah isagoo ka tirtiraya sarkaal muwaadin ah.

01/12/2024

Isbahaysiga wadamo ku yaal asia iyo axmed madoobe oo xidhiidhka u jaray dawalada federaalka.

01/12/2024

Israel oo Soomaliland ka rabta Saldhig Milatari iyo wararkii Madaxwaynaha Jubbaland.

Address

Ankara

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saliim Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share