23/09/2022
                                            Dareenkii Daboolnaa 
Dusha aan Udadan jirey 
Daaha aan kaqadee 
Kaalay ila Daboolqaad 
Dareen Waayo Duugnaa 
Danqanshadu ladistahay
Bar Kulmis 
Qalbigaa Ku Doonaye 
Ka deymooda Dacalada 
Damiir keyga Diidyoo 
Daqanshaa Dhibeysee
Adna Diiday Wacadkii 
Ana Dilay Jaceyl kii  
  "   "'                                        
 
                                                                                                     
                                                                                                     
                                                                                                     
                                         
   
   
   
   
     
   
   
  