Heydar pro

Heydar pro I’m Heydar Pro – a self-taught full-stack developer, designer, and digital entrepreneur.

I help businesses grow online through web development, branding, and social media strategy.

💡 My Story as a Web DeveloperWhen I first started coding websites, I thought my job ended at making things “work.”Button...
01/10/2025

💡 My Story as a Web Developer

When I first started coding websites, I thought my job ended at making things “work.”
Buttons clicked. Pages loaded. The site was alive. ✅

But then something happened…

Clients began asking questions I couldn’t answer:
👉 “Can you make the homepage feel smoother?”
👉 “Why does this section look confusing to users?”
👉 “Do you have a design preview before you code?”

That’s when I realized—being a developer isn’t just about code. It’s also about experience.
The way people move, click, and feel when they use a site.

And here’s the secret:
🔑 UX Design helps you understand how users think.
🔑 Figma helps you bring those ideas to life visually before you ever write a line of code.

Now, when I build websites, I don’t just say “I can code this.”
I say, “I can design, test, and then code it perfectly.”
That changes everything. 🚀

So if you’re a developer reading this—don’t just stop at HTML, CSS, and JS.
Level up with UX + Figma.
Because the best devs don’t just build websites… they build experiences. 🌍✨

🎨 Hal-abuurkayga Maanta – Sheekada ka dambeysa Artboard-kanMarkii aan maanta Photoshop furay, artboard-ka madhan wuxuu a...
29/09/2025

🎨 Hal-abuurkayga Maanta – Sheekada ka dambeysa Artboard-kan

Markii aan maanta Photoshop furay, artboard-ka madhan wuxuu ahaay bog Maran oo aan doonayay inaan sheeko ku abuuro.

Waxaan bilaabay inaan layers cusub kuso daro sida colours, typography yar oo ka dhigaya qoraalka “mid so jiidasho”, iyo Inaysan wax walba is dul saarneyn ama ciriiri u muuqan

Hal qodob oo aan mar kasta xasuusto: visual hierarchy.
Marka h**e go’aanso waxa indhaha qofka ugu horreyn qabanaya—headline-ka, call-to-action ama xayeysiiska ugu weyn. Ka dhig bold, si fiican ugu wareeji white space, ha isku dhex yaacin elements-ka kale.

💡Talo : Ka hor inta aadan export-gareyn, zoom out dheh oo fiiri sida uu design-ka u ekaanayo marka uu feed-ka Facebook ka soo muuqdo. Haddii ishaadu si toos ah ugu dhacdo fariinta ugu muhiimsan, waad ku guuleysatay.

Naqshad wanaagsan ma aha oo keliya pixels; waa isku-darka layers, contrast iyo rhythm si fariintaadu hal mar indhaha qofka ugu dhacdo oo uu isla markiiba fahmo ama dareemo

F.G Designkani mahan mid final result ah wali wan ka shaqenaya dhawan baa idinla wadaagi insha Allah.

29/09/2025

Celebrating my 5th year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉

Most brands still reply to every message manually, chase scattered spreadsheets, and waste hours every week.👉 What if a ...
20/09/2025

Most brands still reply to every message manually, chase scattered spreadsheets, and waste hours every week.

👉 What if a single AI chatbot could answer FAQs 24/7?
👉 What if simple automation could send invoices and reminders while you sleep?

This isn’t “future tech”—it’s tools you can set up today.
I help businesses plug these systems in so they save time and scale faster.

💬 DM me if you’re ready to stop running your business on “manual mode”.

Read the first comment
18/09/2025

Read the first comment

Fear = InexperienceYour fear probably comes from a lack of experience. not a lack of skill. Remember that.
17/09/2025

Fear = Inexperience
Your fear probably comes from a lack of experience. not a lack of skill. Remember that.

16/09/2025

Nothing like a quiet evening, a warm light, and Illustrator to keep the creativity flowing.

No excuses. No waiting. Today is the day to move—because life doesn’t pause for anyone.
15/09/2025

No excuses. No waiting. Today is the day to move—because life doesn’t pause for anyone.

In badan oo naga mid ah markii aan bilaabayney shaqada social media management, khaladaad baan samaynay—balse waxaan ka ...
11/05/2025

In badan oo naga mid ah markii aan bilaabayney shaqada social media management, khaladaad baan samaynay—balse waxaan ka baranay casharro qaali ah.

Haddaba, haddii aad dooneyso inaad si xirfad leh u kobciso magacaaga, ka fogow khaladaadkan:
1. Post-gareyn adigoon lahayn ujeedo cad – Waa inaad mar walba ogaataa sababta aad wax u dhajineyso (iib, kobcin, wacyigelin).
2. Inaad iska dayso raadinta xogta post-yada – Ogow waxa shaqeynaya iyo waxa aan shaqeyneynin.
3. Ku dayasho indho la’aan ah – Wax kasta oo la sameeyo ha noqdaan kuwo la jaanqaadaya magacaaga iyo qorshahaaga.
4. Inaad content-ka ku samayso si degdeg ah adigoon qorshe lahayn – Qorshaha wuu kaa badbaadinayaa jahwareer iyo xanuun maskaxeed.
5. La falgal la’aan dadka aad la hadlayso – Bulshadu waxay rabtaa in lala hadlo, la fahmo, lana dhageysto.

Xusuusin:
Guusha baraha bulshada kuma imaan karto luck — waxay ku timaadaa qorshe, xiriir, iyo joogteyn.

Su’aal :
Waa kee midka khaladaadkan aad h**ey u gashay? Fadlan noo sheeg faallooyinka.

Hashtags:

Ma Dooneysaa Inaad Si Fudud U Maamusho Lacagtaada?Waa tan xeerka 50/20/30 — hab sahlan oo lacagtaada loogu qorsheeyo si ...
09/05/2025

Ma Dooneysaa Inaad Si Fudud U Maamusho Lacagtaada?

Waa tan xeerka 50/20/30 — hab sahlan oo lacagtaada loogu qorsheeyo si aad u gaarto xasillooni dhaqaale.

1️⃣ 50% - Baahiyaha Nolosha (Needs)
Gaar ahaan kharashaadka muhiimka ah sida:
🏠 Kireynta guriga
🍎 Cuntada maalinlaha ah
💡 Korontada & biyaha
🚗 Gaadiidka
🩺 Caymiska
💳 Lacagaha deynta ugu yar

2️⃣ 20% - Keyd & Deymaha (Savings & Debt Repayment)
💰 Samee kayd degdeg ah
📈 Geli kayd hawlgab, maalgashi iyo bixinta deymaha ka badan intii lagu leeyahay
💡 Halkan waxaa laga dhisaa mustaqbalkaaga

3️⃣ 30% - Waxyaabaha La Jecel Yahay (Wants)
🎉 Madadaalo
🍕 Cunto dibadda ah
✈️ Safarro
🛍️ Iibsiga waxyaabaha aan daruuriga ahayn

Maxaa Kaa Faa’iidaya?

Habkani wuxuu kaa caawinayaa:
✅ Inaad ogaatid halka ay lacagtaadu ku bixi doonto
✅ Inaad ilaalisid miisaan dheellitiran
✅ Inaad si cad u gaarto yoolalkaaga maaliyadeed

Su’aasha Maanta:
Ma jeclaan lahayd in la kuu habeeyo qorshahan adiga kuu gaar ah — si waafaqsan dakhligaaga iyo kharashaadkaaga?

Comment “YES” ama igu soo dir DM si aan kuu bilaabo qorsheynta dhaqaalahaaga!

Miyaad rabtaa inaad noqoto qof si xirfad leh u maareeya social media ha ?Ma ahan inaad kaliya post gareyso – waa inaad q...
08/05/2025

Miyaad rabtaa inaad noqoto qof si xirfad leh u maareeya social media ha ?
Ma ahan inaad kaliya post gareyso – waa inaad qorshe leedahay, dad la falgasho, una adeegto si karti leh.

Halkan ka baro 5 xeer oo kaa dhigi kara Social media manager run ah oo lagu kalsoonaan karo:

💡 Qorshee waxa aad faafinayso, ha u raacin kaliya dareenkaaga.
Dareenku wuu is bedbedelaa, laakiin qorshe fiican ayaa natiijo keena.

💬 Ka hor iyo ka dib post-ga, la falgal dadka.
Social Media waa bulsho – dadka la hadal, uga jawaab faallooyinka, xitaa haddii aysan wax kuu sheegin.

⏰ 3. Joogteynta ayaa ka muhiimsan kaamilnimada.
Inaad si joogto ah u muuqato waa ka qiimo badan tahay inaad sugto post “ugu fiican”.

🌟 4. Hal post oo tayo leh ayaa ka qiimo badan toban aan lahayn ujeedo.
Tayadu waa furaha kalsoonida.

📊 5. Tijaabi, cabbir, markaasna horumari.
Wixii aan shaqeynin waqti ha ku lumin – beddel, hagaaji, tijaabi mar kale.

💭 Gunaanad:
Dadku waxay la falgalaan waxa dareen leh, nadiif ah, isla markaana loo abuuray si niyad leh.
Laakiin taas micnaheedu ma ahan inaad uun rabto inaad qurxiso — waxaad rabtaa inaad la hadasho qalbigooda.

📣 Su’aasha Maanta:
5tan qodob midkee ayaad dareemaysaa inuu kugu culus yahay inaad joogteyso? Hoos noogu reeb fikraddaada 👇

Ma ogtahay in maskaxdaada mararka qaar ay kugu qasbeyso inaad si khaldan u fikirto, xitaa adigoo niyad wanaagsan leh?Waa...
07/05/2025

Ma ogtahay in maskaxdaada mararka qaar ay kugu qasbeyso inaad si khaldan u fikirto, xitaa adigoo niyad wanaagsan leh?

Waa run. Maskaxda aadamuhu waxay isticmaashaa dariiqooyin gaaban si ay xogta degdeg u baarto, laakiin dariiqooyinkaas mararka qaar waxay horseedaan khaladaad si qarsoodi ah noloshaada u saameeya.

Waxa lagu magacaabaa: Qallooca Fikirka (Cognitive Biases)
Waxayna si toos ah u taabtaan:
• Sidaad u go’aansato
• Sidaad ula macaamisho dadka
• Xitaa guushaada ganacsi ama noloshaada shaqsiyadeed

3 Qallooc Fikireed oo Caadi Ah oo Kugu Saameyn Kara Maalin Walba:

1. Qallooca Xaqiijinta (Confirmation Bias)

Waa maxay?
Waa marka aad raadsato ama rumaysato xogta taageeraysa fikirka aad horay u qabtay—adigoo iska indhatiraya xogta ka hor imaaneysa.

Tusaale: Haddii aad aaminsan tahay in guusha ay ka timaado nasiib, waxaad arki doontaa oo keliya dadka nasiib u helay guusha, balse kuwa dadaalay indhaha ka laabi doontaa.

Xalka: Mararka qaar is weydii:
“Haddii aan khaldanahay, maxaa kale oo suurtagal ah?”

2. Qallooca Dhibta (Negativity Bias)

Waa maxay?
Waa marka aad si xad dhaaf ah uga falceliso waxyaabaha taban, adigoo iska iloobaya waxyaabaha togan.

Tusaale: Hal qof oo ku canaanta waxa uu kaa baabi’in karaa 20 qof oo ku ammaana.

Xalka: Naftaada bar inaad mahadnaqdo maalin kasta.
U fiirso waxyaabaha wanaagsan—xitaa kuwa yar.

3. Khaladka Maalgashiga H**e (Sunk Cost Fallacy)

Waa maxay?
Waa marka aad sii wadato wax aan faa’iido kuu lahayn sababtoo ah h**e waad u gelisay waqti, lacag ama dadaal.

Tusaale: “2 sano ayaan ku bixiyey mashruucan, markaa ma joojin karo inkastoo uusan shaqeyneyn.”

Xalka: Ha u go’aamin wixii aad h**ey u bixisay—ee weydii naftaada:
“Ma mudan tahay inaan weli sii wado? Mustaqbalku ma iga faa’iido leeyahay?”

Maxay Tani Muhiim U Tahay?

Markaad barato qalloocyada maskaxdaada, waxaad awood u yeelaneysaa:
• Go’aamo cad cad oo miyir leh
• Maskax furan oo dood aqbasha
• Koboc dhab ah oo noloshaada ah: ganacsi, xiriir, iyo maskax ahaanba





Address

Delhi
34100

Telephone

+256703967239

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Heydar pro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Heydar pro:

Share