Warheyn Tv

Warheyn Tv Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Warheyn Tv, Media/News Company, okuller cedesi no 77 esenyurt Ncity Istanbul, Istanbul.

Aragtidaada..
13/11/2025

Aragtidaada..

10/11/2025

"Mooshinka Wasiirka Cafimadka wa diyarineynaa ama xilka halaga qaado".Xil.Ilyaas.

WANTED / RAADINCiidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa raadinaya shan eedeysane oo ku kacay fal Dil iyo Hanti Burburin, kadi...
09/11/2025

WANTED / RAADIN

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa raadinaya shan eedeysane oo ku kacay fal Dil iyo Hanti Burburin, kadib markii ay xabado aan loo meel dayin ku fureen ciidamo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan Saldhigga Booliska Wadajir, xilli ay kugudajieen fulinta Ammad xukun maxkamaddeed, oo dhibane uu u ahaay Muwaadin Soomalaiyeed.

Eedeysanayaashan ayaa si ula kac ah u hor istaagay fulinta xukun ay h**e u ridday Maxkamadda Gobolka Banaadir, iyagoo adeegsanaya hub sharci-darro ah, waxaana weerarkoodu sababay khasaare naf iyo maalba leh.

Haddii aad aragtay, la kulantay, ama aad hayso xog ku saabsan halka ay ku sugan yihiin eedeysanayaasha, fadlan si degdeg ah ula soo xiriir Lambarka Gargaarka 991, ama Saldhigga Booliska ee kuugu dhow.

DHAMMAAD

Musiibo: Aabe ilmihiisa ku gubay Hargeysa.
09/11/2025

Musiibo: Aabe ilmihiisa ku gubay Hargeysa.

09/11/2025

Dagaal toos ah + Guryo la gubaayo.

70 jirkii Shalay la gubay oo manata dartiis dagaal uu u qarxay iyo xiisada oo ka dartay.
09/11/2025

70 jirkii Shalay la gubay oo manata dartiis dagaal uu u qarxay iyo xiisada oo ka dartay.

DEG DEG : Guddi Wasiiro ah oo uu  dhawaan Madaxweynaha Somaliland u xilsaaray ka soo talabixinta E-visaha iyo maamulka h...
08/11/2025

DEG DEG : Guddi Wasiiro ah oo uu dhawaan Madaxweynaha Somaliland u xilsaaray ka soo talabixinta E-visaha iyo maamulka hawada ayaa maanta ku dhawaaqaya go'aamo ay ka soo saareen arimaha Maamulka Hawda iyo E-visaha

Xukumadda Somaliland ayaa maalmahaan wajahaysa culays kaga imaanaya go'aankaan oo dhawaan DFS dhaqan galisay.

Agaasimihii Isb.Banadir ee xilka laga qaaday ,haddi ay soo hambalyeysay maxaad u rajeyneysaa.
08/11/2025

Agaasimihii Isb.Banadir ee xilka laga qaaday ,haddi ay soo hambalyeysay maxaad u rajeyneysaa.

Cali Xaaji Aadan oo ah Wasiirka Caafimaadka ee Somalia ayaa xilkii ka qaaday Agaasimaha Isbitaalka Hooyada & Dhallaanka ...
07/11/2025

Cali Xaaji Aadan oo ah Wasiirka Caafimaadka ee Somalia ayaa xilkii ka qaaday Agaasimaha Isbitaalka Hooyada & Dhallaanka ee Banaadir , waxa uuna u Magacaabay Agaasimaha Isbitaalka Banadir Mudane Cabdirisaaq Shariif Cali.

07/11/2025

Xil Ilyaas, Mahad Salaad iyo Guddoomiye Cali Fahle oo lagu eedeeyay dhul doobka Xafada Soona Keey.

31/10/2025

Nisa iyo Saxibada Caalamka oo shegay in duqeyn ay ka fuliyeen qaar kamid goballada dalka.

30/10/2025

Raggiii waa kuwaas isla qoslaya ee laa idij marin habaabin.

Address

Okuller Cedesi No 77 Esenyurt Ncity Istanbul
Istanbul
0034

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warheyn Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share