
27/08/2025
33-jeer Subxanallah ah
33-jeer Alxamdulilaah ah
33-jeer Allahu Akbar ah
1-jeer Laailaah Illalaah ah.
Haddii salaad walba kadib intaas aad akhriso qof kaa dambeyo kuma soo gaarayo mid kaa h**eyana waad gaareysaa waa Xadith Nabiga Scw.