Ayub Show

Ayub Show Sheekooyin ku dhiiri geliya, iyo Barashada Dalal cusub Ayub is the first somali young journalist who start the field at age of 10 years .
(2)

Ayub İbrahim Farah is a young talented somali journalist who started presenting TV skills at a very young age . Now Ayub is the Cooperate client relations manager of Horn Cable TV also he hosts different programs and produces as well. Ayub also is producer presenter and reporter at Horn cable TV.

10/04/2026

Caanaha Geela ayaa ka badbaadiyey xanuun khatara Noloshiisa !

Alle ha inaga aqbalo dhamaanteen acmasha Salixa
11/03/2026

Alle ha inaga aqbalo dhamaanteen acmasha Salixa

Nala wadaag Magaaladee ayaad ku sooman tahay maanta, Aniga Riyadh Caasimadda Saudi Arabia 🇸🇦
25/02/2026

Nala wadaag Magaaladee ayaad ku sooman tahay maanta, Aniga Riyadh Caasimadda Saudi Arabia 🇸🇦

Ugu horreyn, Alle SWT ayaan uga mahadcelineynaa nimcada, awoodda, iyo fursadda uu na siiyay.Mahad gaar ah sidoo kale wax...
16/02/2026

Ugu horreyn, Alle SWT ayaan uga mahadcelineynaa nimcada, awoodda, iyo fursadda uu na siiyay.

Mahad gaar ah sidoo kale waxaan u diraynaa Bulshadeena nagu xidhan ee sharafta leh idinka la’aantiin ma suurtoobeen in sheekooyinkeenna iyo safarradeennu gaaraan heerkan.

Sidoo kale waxaan si qalbi furan ugu mahadcelineynaa The Impact oo qiimeeyey shaqada aan u hayno bulshada, una aqoonsaday dadaalka aan ku muujinno sheekooyinka dhabta ah, dhaqanka, safarrada iyo wacyigelinta.

Guushan ma aha mid annaga oo keliya ah, waa guul wadajir ah—waa guusha bulshadeenna. Waxaan ballanqaadaynaa inaan sii wadi doonno soo bandhigidda sheekooyin qiimo leh, safarro waxbarasho leh, iyo fariimo rajo iyo isbeddel leh.

14/02/2026

Waa Aasaasaha Sharikado iyo Ganacsiyo Malaayiin Dollar ah , Wey ku dhiirigelin doontaa sheekadani !

01/02/2026

Shiidaal Free ah Ayaanu siinay si kedis ah, Jawaabtoodiina Sidan Ayey noqotay…

Maanta iyo Ceerigaabo, Sanaag. Shaahan hadaanad cabin Ceerigaabo waxba K**a ogid kkkkk.
19/01/2026

Maanta iyo Ceerigaabo, Sanaag. Shaahan hadaanad cabin Ceerigaabo waxba K**a ogid kkkkk.

13/01/2026

Shaqada kaa Qarsoon ee ka socota Dekadda Berbera !

10/01/2026

Muuqaal ku Tusaya Xaqiiqada Qarsoon ee Somaliland

2025 Xasuus weyn ayuu lahaa, 2026 Khayr badan Insh-Allah
04/01/2026

2025 Xasuus weyn ayuu lahaa, 2026 Khayr badan Insh-Allah

Maalin Cusub oo ka duwan Maalmihii h**e, Hargeysa ❤️
27/12/2025

Maalin Cusub oo ka duwan Maalmihii h**e, Hargeysa ❤️

Address

Yakuplu Mahallesi Gaziemir Caddesi Istanbul
Istanbul
34000

Telephone

+252654710580

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ayub Show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share