Mahad Ali

Mahad Ali Ku so dhawow bogga ugu fiican e dhman wararki ugu dambeyay ee la isku haleyn karo dhacdoyinka kubadd

18/05/2026

Mala xusay meshaa jogtaa comment noogu reeeb. Yaaa ugu shidan inta magaala muqaalka lagu xusay?

Magaalada joogta meshan ma Ku jurtaa mise waa laga tagay. Halkee jogtaa yaaase ugu qurux hadan intaan lasoo shegay waa dhaman magaalooyinka somali wayn

Dhulka Somaliya qurux badnaaa oo dad xumi badnaaa dhul waaa jiraa lakin dadkiisa aaway

Hadii la Heli lahaa dadka somaliyed oo hal dhinac isla ah awood Africa iska daaye caalamka noogula baqi lahaaa

Libaaaxul caaalimiii πŸ‡ΈπŸ‡΄

Mogadisho lamiyadeeeda ma ila dhibsateen foolxumada waxay Casimadiii dhameed noqotay qeyb kamid ah miyiga  lo'daan hada ...
17/05/2026

Mogadisho lamiyadeeeda ma ila dhibsateen foolxumada waxay Casimadiii dhameed noqotay qeyb kamid ah miyiga lo'daan hada is dhahda meshaa ka fogee qofki lahaa baa agagaarkeda ka dhaw

Shaqadiiii maamulka hoose casimadda wuu qabsan wayey intasoo jeer ayuu kasoo saaray sharciya iyo ganaax Basle ku dhaqan maleh

Dowlada hoose ama boliiisla awaamiir soo saareen oo dhaqan galaaa waxaa ka arkay bajaaj A Iyo B balse wax kale oo dhaqan galay bal ii shega way shegaan balse fulin maleh...

Please casimadda sidan haloo dhaaama dadyowgaan sharci celiya keena awood ba jirtee dhaqan galiya.

Inta ila aragtay adna maxaa kaloo dhibaata casimadda ka jirta ?

Wadada warshadaha in sidaan camal loo dhiso maxa hor taagan?Gaarsiiiya mashruucan yey noqon mid shirkado somali qataan h...
17/05/2026

Wadada warshadaha in sidaan camal loo dhiso maxa hor taagan?

Gaarsiiiya mashruucan yey noqon mid shirkado somali qataan hadiiba habkaan u dhisi karin

15/05/2026

Cabdow maalmo kahor Baydhabo, Doorashada Villa Somalia ayuu kasoo codeeyey, caawana Mucaaradka la joogaa, Tani waa siyaasadda Soomaaliya.

15/05/2026

Markaaa maskaxdu aad ugu bad bato cilmiga gaar ahan markay jaam garaawdo waxay ka tusineysaa xalado mala awaaal ah πŸ™„ Part 8

15/05/2026

Markaaa maskaxdu aad ugu bad bato cilmiga gaar ahan markay jaam garaawdo waxay ka tusineysaa xalado mala awaaal ah πŸ™„ Part 7

15/05/2026

Markaaa maskaxdu aad ugu bad bato cilmiga gaar ahan markay jaam garaawdo waxay ka tusineysaa xalado mala awaaal ah πŸ™„ Part 6

15/05/2026

Markaaa maskaxdu aad ugu bad bato cilmiga gaar ahan markay jaam garaawdo waxay ka tusineysaa xalado mala awaaal ah πŸ™„ Part 5

15/05/2026

Markaaa maskaxdu aad ugu bad bato cilmiga gaar ahan markay jaam garaawdo waxay ka tusineysaa xalado mala awaaal ah πŸ™„ Part 4

15/05/2026

Markaaa maskaxdu aad ugu bad bato cilmiga gaar ahan markay jaam garaawdo waxay ka tusineysaa xalado mala awaaal ah πŸ™„ Part 3

15/05/2026

Markaaa maskaxdu aad ugu bad bato cilmiga gaar ahan markay jaam garaawdo waxay ka tusineysaa xalado mala awaaal ah πŸ™„ Part 2

Address

Istanbul

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahad Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share