Ahlu Quran

Ahlu Quran Video editor

26/09/2023

سورة الاخلاص

#عبدالرحمنالسديس

31/07/2023

Xiriirka alle allaha noo hagaajiyo




15/10/2022
libaaxa dadka Oo dhan baa neceb waa xayawaan dilaa ah waa lala dagaalamaa, hubka ugu qatarsan baa lagula dagaalamaa, had...
14/10/2022

libaaxa dadka Oo dhan baa neceb waa xayawaan dilaa ah waa lala dagaalamaa, hubka ugu qatarsan baa lagula dagaalamaa, hadaba isagoo noloshaas ku nool buu libaax yahay isagoo noloshaas ku nool buu dadka ubac dhigaa isagoo noloshaas ku nool buu boqolka nin damaaciyaa inuu cuno burjigiisa dhulka ayaa kula socda hadana waad aragtay sida loola dagaalamo

Awooda libaaxa waxaa lagu cabiraa tixo badan mid ka mid ayaan ku eegeynaa burjigiisa inuu u dhigmo

“Libaaxa gaada weeynoow haduu goobta kula joogo,

Galaayuuska qaylada hadii fiintu gama diido

Geeduhu haday kula ruxmaan aadna garan waydo

Inuu guriga guudka ugu jiro soow lagaran mayo”

Ma quusto libaaxu awoodiisa ayuu kula dagaalama gaajada iyo dhibka.

Libaax ha quusan libaax ayaa tahay, hadii aadan libaax ahayn maadan dhibaatooteen, libaaxu sida jabka iyo dhibka uu ugu raaxeysto adna Waa inaad niyad jabka, dhibka iyo murugadaba ugu raaxaysataaa marnaba ha quus dhigin aqbal dhibka oo guusha isku diyaari

By Fahamka Nolosha

Rabiyoow iga yeel mid xaqa rumeeya, iga yeel mid xanuunsan, iguna hanuuni wadada xaqa,iga yeel kuwa carshigaaga harsada ...
14/10/2022

Rabiyoow iga yeel mid xaqa rumeeya, iga yeel mid xanuunsan, iguna hanuuni wadada xaqa,

iga yeel kuwa carshigaaga harsada maalinta qiyaame, iga yeel kuwa ku raaxeeysan doona janatul fardawsa,

iga yeel korkeyga nuur, iga dhawr xaranta, dulmiga xasadka qabyaalada ka yeel quluubteyda

mid qushuuc badanoo alle ka cabsi badan iga yeel mid socda socod aana kibir laheyn iga yeel

mid ku dayda udgoonoow nabi mohamed (N.N.K.H) isagaa mudan uguna qaalisan cid lagu daydo

14/10/2022

Ku soo dhawaada asxaabta

Address

Ankara

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Friday 08:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 20:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahlu Quran posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ahlu Quran:

Share

Category