Abdifitah Haji Cowsey

Abdifitah Haji Cowsey Abdifitah Haji Cowsey is a Somali senior Journalist and political analyst who covering the issues of politics in East Africa, specially Somalia.

He also reporting conflict issues in Somalia, sustainable development and military rebuilding .

07/08/2023

Barqo wngsan soomaaliyeey

27/12/2022

Taliye odowaa; meeshii lagu arko halagu toogto cidii isbaaro u taal

DegDeg:Laba qof oo ka mid ah dadkii mudaharaadayay ayaa geeriyooday sidoo kale waxay ciidanka Somaliland dhaawaceen 9 qo...
27/12/2022

DegDeg:Laba qof oo ka mid ah dadkii mudaharaadayay ayaa geeriyooday sidoo kale waxay ciidanka Somaliland dhaawaceen 9 qof.

Wax ka yar 3 bilood ayuu socdaa dhismaha masjidka jaamica ee Degmada Warshiiq mana sahlana in dhisme hoos laga so bilaab...
26/12/2022

Wax ka yar 3 bilood ayuu socdaa dhismaha masjidka jaamica ee Degmada Warshiiq mana sahlana in dhisme hoos laga so bilaabay wax ka yar 3 Bil uu halkaan soo gaaro Masha allah

Dadka aad arkeysaan ee masjidka dushiisa saaran waa xertii diinka ka baraneyse iyo kuwa ka aflaxay oo gacantooda ku dhisanaya masjidka xitaa dhismaha waxa ka qeyb qaata haweenka degmada iyo kuwa jameecada ka mid ah

Dad og faa’iidada ay leedahy in masjid wax lagu darsado ayaa u kala cararay oo wax ku darsaday ilaa iyo hadana wuu u bahanyahy in wax lagu darsado ee intaan weyba ku soo dhaaftee inta Harsan ka faa’iideyso xoog iyo maaliyada waxii aad awoodo

26/12/2022

DEG DEG kumaandooska gorgor iyo danab oo la wareegay gacan ku heynta Gal libaax oo ka tirsan galgaduud

Kumaandooska Danab iyo gor gor ayaa la wareegay Degaano hor leh ka tirsan Degmada ceeldheere ee gobolka Galgaduud Ciidam...
26/12/2022

Kumaandooska Danab iyo gor gor ayaa la wareegay Degaano hor leh ka tirsan Degmada ceeldheere ee gobolka Galgaduud

Ciidamadaan oo ay hogaaminayaan Taliye Maxamed Macalin Abuukar (Shaarib) iyo Saraakiil kale ayaa hadda kaabiga ku haaya Galcad iyo Deegaano kale oo katirsan Gobalkaasi Galgaduud iyadoo la soo warinaayo dhaq dhaqaaqyo kale ay ciidamada ka wadaan jihooyin kala duwan oo gobalka ah .

Gabar ayaa muqaal laga duubay iyada oo mid u galmoonaya midna uu gacmaha ka haayo midna uu muqaal ka duubayo, k**a aysan...
26/12/2022

Gabar ayaa muqaal laga duubay iyada oo mid u galmoonaya midna uu gacmaha ka haayo midna uu muqaal ka duubayo, k**a aysan hadal gabadhan taliyaha ah ee la yiraa taa bedel keed waxay door biday in ay ceebeyso oo ay fadeexeyso macalin dugsi qur’aan oo laga been Abuurtay ayna ku sheegtay wax uu san isaga geysan

Dalkan meel ayaa weerar looga yahay ee alle ha i noo gargaaro

24/12/2022

DEGDEG: Xasan Shiekh Oo Sheegay Saraakiisha Soo Galiyo Qaraxyada Muqdisho Ka Dhaca .

23/12/2022

XOG Dagaalka beydhabo iyo shariif sakiin oo hub ka qaadanaya xamar

Saabariin Cabdullahi seylax oo ah gabadhaan sawirkeeda idiin muuqda waa 18 jir mudo ku dhaw isbuuc ayey reer keedu ka ma...
22/12/2022

Saabariin Cabdullahi seylax oo ah gabadhaan sawirkeeda idiin muuqda waa 18 jir mudo ku dhaw isbuuc ayey reer keedu ka maqantahay oo la layahay jaan iyo cirib halka ay dhigtay, waxay kaso luntay Degmada cabdi casiis . Cid markii ugu wardambeysay waa ay xanuunsaneed oo waxaa saarnaa shayaadiin

Hadba cidii aragta waxaa si naxariisleh looga codsanayaa in ay kuso hagaajiyaan lambarada hoos idinakaga muuqda

616497090 /615801036/ 617225880

FG :- waxaa u walwalaya hooyadeey oo xaamilo ah iyo Aabaheed xanuunsan Fadlan ka qeyb qaado raadinta gabadhan

Siina shere-gareey

14/12/2022

XOG CULUS Hadii la rido sacdiya samatar waxaa isna daaqada laga tuuraya sh Aadan Madoobe .xukuumadana cago badan kuma taagnan doonto

14/12/2022

xildhibaanada oo ku kala qeyb samay mooshin laga keenay sacdiya oo ah gudoomiye ku xigeen baarlamaanka

Address

Istanbul

Telephone

+905541873963

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdifitah Haji Cowsey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share