Mr Mustafa Said

Mr Mustafa Said Wacyi bulsho oo heer sare ah
Excellent social awareness

لو نمت لكان خيرًا لك‼️
26/03/2025

لو نمت لكان خيرًا لك‼️

Waa Maxay Iska Adkaan?“Guusha koowaad, ugu na fiicani waa nafta oo aad ka adkaatid.” Plato1“Iska adkaantu waa furaha nol...
24/03/2025

Waa Maxay Iska Adkaan?“Guusha koowaad, ugu na fiicani waa nafta oo aad ka adkaatid.” Plato1“Iska adkaantu waa furaha nolol mug leh haddii la waayana ma jiri doonto guul waarta" (it is the key to great life, and, without it, no lasting success is possible). Sidaas waxaa iska adkaanta iyo xakamaynta nafta ku tilmaamay Brian Tracy oo ah qoraaga buugga “No Excuses: the power of Self-discipline”. Elbert Hubbard oo ahaa qoraa Maraykan ah ayaa asagu na yiri “iska adkaantu waa awoodda aad ku samaysid waxa ay tahay in aad samaysid, marka ay tahay in aad samaysid, jeclow ama ha jeclaan'e.”Murti Soomaaliyeedna waxa ay tidhaahda: nin aanhanan naftiisa, halis buu daaqaa.”Brian Tracy waxa uu iska adkaanta ama isxakamaynta ku qeexay ‘self-mastery, self-control and self-denial'.Self-mastery: naftaada xeeldheere u noqo: Tracy waxa yiri “guushu waxa ay suurtagal tahay marka aad xeeldheere ku noqotid laablakacaaga, hammuuntaada iyo doonistaada" (success is only possible when you can master your own emotions, appetites, and inclinations).

28/03/2023

Tafsiirka Suurada [Daaha] Aayadaha 64 ilaa 81 aad |

Ramadan waxa uu Maraaya malintiisi 6aad . Ilaahey ha'inaga cafiyo intii aan ka gaabinay. Inta dhimana nabad ha'inagu gaa...
28/03/2023

Ramadan waxa uu Maraaya malintiisi 6aad .
Ilaahey ha'inaga cafiyo intii aan ka gaabinay.
Inta dhimana nabad ha'inagu gaarsiiyo.......
Amiin yaa rabi........

28/03/2023
14/03/2023

Marka aynu itoobiyaan taageerayno |kiristanka maxey qiyaamihii uga baqayaan?!

09/02/2023

15/04/2022

Raqiib io catiid uraaxeyo runshega 🤔

15/04/2022

Asc

Address

Kampala

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mr Mustafa Said posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mr Mustafa Said:

Share