Waxii cusub lasoco

Waxii cusub lasoco this is a creen tea its clean you body and cut stomuch
calenkan jirka ku nadiifine wana ku cateyn

06/24/2025
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay dhagaysiga garmaqalka kiis dacwadeed uu eedeysane ka yahay Hanad Ca...
05/26/2024

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay dhagaysiga garmaqalka kiis dacwadeed uu eedeysane ka yahay Hanad Cabdiraxmaan Maxamed, kaas oo xafiiska Xeer-Ilaaliyaha guud Qaranka uu kusoo eedeeyey faafinta muuqaalo iyo sawirro khilaafsan dhaqanka suuban ee Bulshada Soomaaliyeed.

Xafiiska Xeer-ilaalinta ayaa soo bandhigay muuqaalo iyo sawirro uu baraha bulshada ku faafiyay ninkaan, iyadoo la sheegay in waxyaabaha uu baahiyey ay kasoo hor jeedaan dhaqanka bulshada.

Maxkamadda ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga kiiskaan, waxayna ka soo saari doontaa go’aan rasmi ah.

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo ay  ku hareeraysan yihiin lataliyeyaasha amniga qaranka ayaa wali ku jira qolka xaa...
04/14/2024

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo ay ku hareeraysan yihiin lataliyeyaasha amniga qaranka ayaa wali ku jira qolka xaalada degdega ah laga maamulo ee Aqalka Cad, halkaas ayay xaalka bariga dhexe kala socdaan.

sida uu sheegay sarkaal ka tirsan Aqalka Cad ee looga arrimiyo Maraykanka.

04/14/2024

Address

Ottawa, ON

Telephone

+256703996202

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waxii cusub lasoco posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Waxii cusub lasoco:

Share