Durban Arag

Durban Arag Hoyga warka , warbixinta , fanka iyo madadaalada.

FAHAD YAASIIN: "Fikirka siyaasadda iyo nolosha waxan ka qaatay Shiikh Mustafe oo ah maskax caalami ah oo ku hadla luuqad...
08/03/2025

FAHAD YAASIIN: "Fikirka siyaasadda iyo nolosha waxan ka qaatay Shiikh Mustafe oo ah maskax caalami ah oo ku hadla luuqad local ah, hadduu luuqad kale ku hadli lahaa wuxuu noqon lahaa caalimka fikirka caalamka - siyaasadda markaa geleyeyna wuxuu i dhahay iskadaa intay Chess ka noqonayso waa laandhuu hadda e."

Somaliland toddobaadyada soo socda waxaa kusoo wajahan wefti heersare ah oo ka socda dawladda Maraykanka, gaar ahaan Was...
08/03/2025

Somaliland toddobaadyada soo socda waxaa kusoo wajahan wefti heersare ah oo ka socda dawladda Maraykanka, gaar ahaan Wasaaradda Difaaca oo wada-hadallo xasaasi ah la yeelan doona Madaxweyne Cirro. Wadahadallada ayaa diiradda lagu saari doonaa danaha labada dhinac, Xoojinta xiriirka dhaqaale, iyo kor u qaadista xasilloonida gobolka. Waxaa xusid mudan in Dalwadda Mareykanka ee Xisbiga Jamhuuriga ahi gadhwadeenka ka yahay ay dhammaan goosteen lacagihii ay Soomaaliya siin jireen. Mareykanku siyaasadiisii Soomaaliya ee “One Single Somalia policy” ayuu meesha ka saarayaa, Somaliland ayuuna toos ula macaamilayaa. Qorshahan Imaaraadka ayaa isna qayb ka ah.

WQ- Aqoonyahan Ibraahim Baqardhe.

“Cali isagoo cimro isu diyaarinaya ayaa la xiray”Cali Adan Muumin habeenkii 4aad ayuu xiran yahay. Mana jirto cadaalad u...
08/03/2025

“Cali isagoo cimro isu diyaarinaya ayaa la xiray”

Cali Adan Muumin habeenkii 4aad ayuu xiran yahay. Mana jirto cadaalad uu helay ilaa iyo hada.

Saxaafadda waa Xor, Mana la caburin karo. Calina wuxuu kamid yahay wariyaasha xorta ah ee waliba kusoo shaqeeyay dhib xoogan.

Waxaan si shaqsi ah U codsanayaa in lasoo daayo Cali Adan Muumin, oo xoriyadiisa dib u helo.

Address


Telephone

+256793179851

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Durban Arag posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share