HUFAN MEDIA

HUFAN MEDIA Waxaan Ahay Sadik Abdirahman Gadhka, Public figure social influencer Iyo Muuqaal Sameeya. Sido Kale Waxaan ahay graphic designer.

You can contact me
my  what’s up 0634656586
hadaad xayaysiin rabto waad ila soo xidhidhi kartaa

18/06/2026

muuqaladii aan maanta duubay kan oogu saamaynta badan 800k ayaa daawatay dhamaan waxay i waydiinayee. gabarta bari inaan muuqal kasoo duubo aan rajaynaa

17/06/2026

Qaar ka mid ah culimada Gobolka Sool oo ku guda jiray safar dacwo ayaa shil gaadhi ku galay inta u dhaxaysa deegaanada Lafawayne iyo Xudun.

Culimada ayaa sheegay in, inkastoo gaadhigu shilka galay, dhammaan dadkii saarnaa ay badbaadeen, iyagoo Alle uga mahadceliyey nimcada badbaadada iyo in aanay jirin wax khasaare naf ah oo ka dhashay shilka.

16/06/2026

Gabar ganacsi ayay meel cidlo ah ka bilowday lkn maanta see..more YouTube kaso daawo muqalka oo dhamays tiran waad ka faa iidi doontaa inaha allah

11/06/2026

waxaa loo soo xareyey maamo ka wayn oo xaas ahaan looga dhigay 😂😂

10/06/2026

scw share like

04/06/2026

gabdho reer hargaysa ah oo dagaalka dhex galay

01/06/2026

jano ma galo qofka sameeyo see…more

01/06/2026

scw. share like

Address

Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HUFAN MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share