Abdirahman Abdalla

Abdirahman  Abdalla Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdirahman Abdalla, Digital creator, Colo, IA.

03/19/2026

عيد كم مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

03/14/2026

❤️❤️❤️ USA.United States Of America USA Basketball U.S. Central Command USA Curling Canadia Bank Embajada de Canadá en México

03/10/2026

Please fallow me my page Facebook

03/08/2026

Shirkadaha waaweyn ee AI waxay bilaabeen inay soo saaraan koorsooyin iyo shahaadooyin bilaash ah oo qof walba heli karo.🚀

1. Anthropic hadda waxay leedahay akadeemi buuxda oo loogu talagalay Claude,

2. OpenAI waxay soo bandhigtay barnaamijyo waxbarasho oo kuu diyaarinaya shaqo

3.Google waxay soo saartay Shahaadada Xirfadlaha AI (AI Professional Certificate).

Dhamaan xirfadahan Waa Free 😮

Halkan Hoose ka raac Lifaaqa oo bilow imika 👇

03/08/2026

Fadlan fallow isoo dheh adoo mahadsan share
Please fallow me my page and share

03/07/2026

الدكتور نابلسي

03/06/2026

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qeyb galay kulan afur ah oo lagu sagootinayay Kaaliyihii h**e ee Amniga NISA, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyaddu u magacaabay Taliyaha Ciidanka Gaarka ah ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Agaasimaha NISA, oo ka hadlay kulanka ayaa bogaadiyay doorkii muuqday ee uu Kaaliyuhu ku lahaa sugidda amniga qaranka, wuxuuna u rajeeyay in Alle u fududeeyo mas’uuliyadda cusub. Munaasabaddan oo ka dhacday Taliska Guud ee NISA ayaa ugu dambeyn Kaaliyihii h**e waxaa lagu guddoonsiiyay Shahaado Sharaf uu ku muteystay shaqadii naf-hurnimada ahayd ee uu ka soo qabtay amniga.

03/05/2026

Wasir dowlaha gashandhiga somalia oo xildhibaanada mucaradka u jawabay

02/27/2026

Fadlan ku Sali nabiga scw page Kan fallow iso dheh adoo mahadsan Idiris Alteeso Abdinur Mohamed Ahmed Munasar Maxamed Mohamed Cawil Muuse DrWaahin Sabriye

02/24/2026

فضل الصلاة علي النبي صلي الله عليه وسلم

Address

Colo, IA

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman Abdalla posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share