Xaaji Show

Xaaji Show Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xaaji Show, Digital creator, Columbia Heights, MN.

09/06/2026

5 Sano Oo Tahriib Ah: Magafe, Kufsiga Dumarka Iyo Geeri Aan Ka Badbaadnay. Qiso Cajiiba

09/06/2026

Wadadii Halista Ahayd aan Qaaday Ayaa Khatar ii Horseeday / Shaakadii Tahriibka

09/06/2026

"Waxaan ku jiray badda 7 cisho iyo 7 habeen" Qisada Wiil kasoo noqday Tahriibka Libya | Wareysi

πŸ“’ BULSHADA MINNEAPOLIS IYO NAWAAXIGEEDA – OGAYSIIS MUHIIM AHπŸ‡ΈπŸ‡΄Waxaan si sharaf leh idiinku casuumaynaa xafladda taageera...
09/04/2026

πŸ“’ BULSHADA MINNEAPOLIS IYO NAWAAXIGEEDA – OGAYSIIS MUHIIM AHπŸ‡ΈπŸ‡΄

Waxaan si sharaf leh idiinku casuumaynaa xafladda taageerada iyo dhaqaale-ururinta Jariiban International University (JIU) oo ka dhici doonta Minneapolis.

πŸŒ±πŸ„ Ujeeddada xafladdu waa taageeridda hirgelinta iyo horumarinta Waaxaha Beeraha iyo Xannaanada Xoolaha ee JIU, si loo dhiso aqoon, wax-soo-saar, shaqo-abuur iyo isku-filnaansho bulsho.

Waxaan ugu baaqaynaa dhammaan Soomaalida ku nool Minneapolis iyo magaalooyinka ku dhow inay nagu soo biiraan oo ay qayb ka noqdaan dadaalkan muhiimka ah.

πŸ“… Axad, September 6
⏰ 6:00 PM
πŸ“ Ramaas Hotel
2532 25th Ave S, Minneapolis, MN 55406

Waxbarasho β†’ Wax-soo-saar β†’ Shaqo-abuur β†’ Isku-filnaansho πŸŒ±πŸ‡ΈπŸ‡΄

Kaalay, nala taageer, kana qayb qaado dhismaha mustaqbalka JIU iyo bulshadeenna!

09/04/2026

Tahriib| 50 qof baa Hortiisa ku dhintay

08/30/2026

Saxaraha Liibiya Ayaa La iigaga Tagay 2015 kii

08/29/2026

Tahriibka Saxaraha Suusaan ilaa Liibiya Safarkii Geerida.

08/28/2026

"Hadii aan awood lahaan lahaa magafaha Liibiya silic-baan u dili lahaa"

08/28/2026

Askari Itoobiyaan ah ayaa Magaaladiisi ku bahdilaya Bal fiiri

08/27/2026

Maxaa lagu Kala Gartaa Shanqarta Xayawaanka iyo Tan binu aadanka!!

Address

Columbia Heights, MN

Telephone

+254715313317

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaaji Show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share