
09/25/2022
Astaamaha gabadha markey ku rabto."
1: Taleefankeedu kaar la'aan noqon maayo.
2:kaa caroon mayso.
3:kaa masayri mayso.
4: Lacag ku weydiin mayso waayo waxay ka fakareysaa, mustaqbalka inaad shiid noqotaan.
5: Afaarahaaga daba gal ku samayn mayso.
6: Kuleyl & qaylo malahan.
7: Familkaaga way qadarisaa.
8: Naag 2aad 3aad iyo mid 4aad way kuu ogashahay."
9:Run iyo been wxad u shegto way ka yeele
Gebdhow sow run maha ✌️✌️