Koritaan Tv

Koritaan Tv IF iyo Aakhiro Si Siman Ugu Shaqayso. KorOoKaalinGal 💵,⏰,❤️,👸,🌎,💻,🧠,😎,🔥🧣}☪️🕋

5— Nooc Oo Dumarka Kamid Ah, Oo Ragga Si Qarsoodi Ah U Daryeela... 😍🤍1—"Dumarka Daryeelka Dabiiciga Ah Leh" 🌸Waxay kuu d...
12/08/2025

5— Nooc Oo Dumarka Kamid Ah, Oo Ragga
Si Qarsoodi Ah U Daryeela... 😍🤍

1—"Dumarka Daryeelka Dabiiciga
Ah Leh" 🌸

Waxay kuu daryeelaan si aan
laga ogeyn—cunto kuu sameeysee
dharka kuu diyaarisee ama kuu soo
jeedo xilli aad hurudo. Jacaylkoodu
waa ficil, ma aha hadal.

2—Dumarka Dareenka Deggan
"Leh" 😌

Waxay ragga u daryeelaan
iyadoo aysan waxba ka sheegin
waxay eegaan sidaad u daalan tahay,
waxay kuu diyaarinayaan nasino iyo
degganaan. Qalbigeedu waxa uu
jecel yahay xasilloonidaada.

3—"Dumarka Fahamka Fog
Leh" 💛

Iyagoo farriin kuu soo dirin,
ayay ogaataa markaad u baahan
tahay nasiino ama hadal macaan.
Inta badan kuma waydiiso maxaad
ubaahantahay.

4—"Dumarka Qalbiga Nugul Ee
Wanaagsan" 🤲

Waxay kaa difaacaan dadka
ku dhaawici kara, xitaa iyagoon
kuu sheegin. Daryeelkoodu waa
aamusnaan ka qiimo badan
erayo badan.

5—"Dumarka Jacaylkooda
Qariyo" 💕

Iyagoo aysan kuu sheegin in
ay ku jecel yihiin, haddana ku
daryeela—way kaa walwalaan,
weey kuu duceeyaan, waxayna
ilaaliyaan dareenkaaga. Jacaylkooda
qarsoon ayaa ka fiican hadallo
badan oo la sheegto.

Mohammed Fagad


゚viralシfypシ゚ ゚viralシfypシ゚viralシalシ ゚viralシ ゚viralシ

Intii ka dhimatay reer Awdal ilaahay ha unaxariisto. Lkn Xidigta Jarmalka Iyo intay isku fikirka ahayeen Somaliland Qara...
12/07/2025

Intii ka dhimatay reer Awdal ilaahay ha unaxariisto. Lkn Xidigta Jarmalka Iyo intay isku fikirka ahayeen Somaliland Qaran ahayne Qabiil dhexdoodii Cadaalad iskula tahay baa muhiima.

Somalia 🇸🇴 is one

Dumarku K**a Tagaan, Ragga Aan Uga Tagin, 8—dan Marxaladood... 🙉1—"Markay qalbi jab ka soo kabanayaan" 💔➡️🤍Ninka u adkay...
12/06/2025

Dumarku K**a Tagaan, Ragga Aan Uga
Tagin, 8—dan Marxaladood... 🙉

1—"Markay qalbi jab ka soo
kabanayaan" 💔➡️🤍

Ninka u adkaysta murugadeeda,
una ogolaada inay ku bogsato si
tartiib ah, waa mid ay xasuusato
nolosheeda oo dhan.

2—"Markay caafimaad ahaan ama
maskax ahaan daalan tahay" 😔🫂

Haweeneydu waxay jeceshahay
ninka garanaya in daalku uusan
ahayn daciifnimo, ee uu u baahan
yahay daryeel iyo nasasho.

3—"Markay dareento in dunidu
ka soo horjeedo" 🌍💢➡️🤝

Ragga aan ka tegin xilliyada
adag waxay u noqdaan dumarka
gaashaan iyo garab ay ku
tiirsato.

4—"Markay dareento kalsooni
darro ama awood la’aan" 😞✨

Ninka dhisa kalsoonideeda,
una sheega qiimaheeda, wuxuu
ka leeyahay meel qalbigeeda
aan cid kale helin.

5—"Markay Dareemaan Culees
Nolosha ah" 🧠⚖️

Dumarku waxay jecel yihiin
ninka fahma in mararka qaar
ay u baahan tahay in culayska
laga qaado oo kaliya la garab
istaago.

6—"Markay weydo qof aay ku
Nafisto" 🤲🤍

Ninka noqda qof ay sirteeda
u furto, waa mid ay mar walba
jeclaan doonto oo aaysan
weligeed ka tagi doonin.

7—"Markay u baahan tahay in
la dhagaysto oo kaliya" 👂🤫

Haweeneydu mararka qaar
hadal ma rabto—waxay
rabtaa ninka fahma
aamusnaanteeda.

8—"Markay rabto qof ay ku
tiirsato" 🤝❤️

Ninka noqda tiirkeeda, mid
u taagan markay daciif noqoto,
waa mid qalbigeeda ku reeba
raad aan tirtirmeyn, weligeedna
ma ilowdo.

Mohammed Fagad


゚viralシfypシ゚ ゚viralシ ゚viralシfypシ゚viralシalシ ゚ ゚viralシ

6— Waxyaabood oo ay tahay in aad usameysid, marki aay  xanaaqdo gabadhu... 🔥 1—"U oggolow in ay hadasho, adigana dhageys...
12/05/2025

6— Waxyaabood oo ay tahay in aad usameysid, marki aay xanaaqdo gabadhu... 🔥

1—"U oggolow in ay hadasho,
adigana dhageyso" 🎧💬

Ha ku degdegin inaad is-difaacdo.
Haweenku waxay u baahan yihiin
qof dhageysta, uma baahna
mid la dooda.

2—"U muuji deganaan iyo
xasillooni" 😌🕊️

Haddii aad adigu buuqdo,
xaaladdu waxay noqonaysaa
mid adag. Deganaanshahaadu
waa fariin ay ku dareento
degenaan iyo qanaaco.

3—"Ha ka tagin—Ee la joog." 🚶‍♂️❤️

Ha u muuqan qof baxaya
oo ka cararaya, Joog, laakiin
si deggan oo aan cadaadis
lahayn u istaag meel
u dhow.

4—"U muuji in aad fahansan
tahay dareenkeeda" 🤝💗

Tusaale: “Waan arkaa in aad
iga xanaaqsantahay, waana ka
xumahay haddii aan sabab u
noqday.” Kalmadahan waxay
dajin karaan caradeeda.

5—"Dhaq-Dhaqaaq yar oo dadaal
ah, samee." 🌿🫖

Biyo qabow sii, xoogo lacag
ah ugu dar, outing u wad ama
u fur daaqadda— waa waxa ugu
yar ee dajin kara qalbigeeda.

6—Markay degtana so celi, jaceylki
iyo kaftanki" 😊💞

Marka ay degto, ku dheh
erayo jilicsan, la kaftan, ka
qosli, ama u xasuusi wax fiican
oo idinka dhexeya, oo
xusuus ah.

Haweenku ma doonayaan
ninka ugu xoogga badan—
waxay doonayaan ninka
ugu fahamka badan. 💛

Mohammed Fagad

゚viralシfypシ゚ ゚viralシ ゚ ゚viralシ ゚viralシfypシ゚viralシalシ ゚viralシalシ

6—Marxaladoodba Dumarku iyaga oo la qabo, ayee cidlo ku dareemaan... 😞 🥹1—"Marka hawsha kaliya ee laguxasuusto ay noqoto...
12/04/2025

6—Marxaladoodba Dumarku iyaga oo la
qabo, ayee cidlo ku dareemaan... 😞 🥹

1—"Marka hawsha kaliya ee lagu
xasuusto ay noqoto shaqada
guriga" 🧹✨

Haddii ay dareento in ninku u
arko adeege halkii uu u arkin
xaas, kalgacaylku wuu
bakhtiiyaa.

2—"La’aanta qaddarin iyo mahadnaq
yar" 🌸

Gabartu waxay u baahan tahay in
lagu yiraahdo: “Waad dadaashay,
Waad daashay ee iinaso.” Haddii
aysan maqlin, waxay u malaynaysaa
in joogitaankeedu waxba soo
kordhin waayay.

3—"Marka ninku uusan fahmin
dareenkeeda" 💡

Rag badan waxay yiraahdaan:
“Maxay u xanuunsan tahay haddii
aanan wax yeelin?” Laakiin qalbiga
gabadhu wuu xanuunsan karaa —
hadalka aan la helin, daryeelka aan
la bixin, waqtiga aan la wadaagin.

4—"Marka ay noqoto qof had iyo
jeer iskeed isku qancisa" 😢

Haddii ay noqoto qof waligiis
isu sheega: “Is deji, iska sabar, wax
walba adiga uun samee…” Waxay
dareemeysaa cidlo, sababtoo ah
cid ay ku tiirsato ma jirto.

5—"Jaceyl aan lahayn xiriir jidheed
oo macaan" 🤍

Xataa haddii ay wada joogaan,
haddii ninka uusan la imaanin
dhunkasho, habsiin, taabasho
naxariis leh… waxay dareemaysaa
kalinimo.

6—"Marka codkeeda aan la maqal" 😔

Haddii ay wax ka sheekeyso oo
hadalkii laga jeesto, lagu yiraahdo
“waad dhib badan tahay adiga”,
ama aan loo fiirsan, waxay
dareemaysaa in qiimaheedu hoos u
dhacay. Gabadh aan la maqal waa
qalbi cidlo ah.

Gabadhu cidlo k**a dareento
guriga… waxay cidlo ka dareentaa
qalbiga. Cidladu waxay ka timaadaa
marka ninka ay jeceshahay uusan
dareemin waxa iyadu dareemeyso.

Mohammed Fagad


゚viralシ ゚viralシfypシ゚ ゚viralシ ゚viralシfypシ゚viralシalシ ゚ ゚viralシalシ

12/03/2025

Adeer speak out, Somaliduna Ha midawdo

12/02/2025

Guul iyo gobanimo ino balana ゚

Raggu k**a tagaan 6-Nooc oo Dumarka kamid ah...🔥 💬1—"Dumarka sida deggan u hadla" 😌💬Raggu waxay ku raaxaystaanhaweeneyda...
12/02/2025

Raggu k**a tagaan 6-Nooc oo Dumarka kamid ah...🔥 💬

1—"Dumarka sida deggan
u hadla" 😌💬

Raggu waxay ku raaxaystaan
haweeneyda aan qalbiga kaga
kicin buuq — erayadeedu waa
raaxo, ma aha dagaal.

2—"Dumarka ogeysiis la’aan
wax fahma" 👀💛

Haweeneyda aan su’aal
badan weydiin balse dareenta
xaaladda —waa nooca aan
laga tegin.

3—"Dumarka aan ku degdegin
dagaalka" 🧘‍♀️🔥

Haddii arrin dhacdo, waxay door
bidaan in ay si deggan u fahmaan,
halkii aay ka qarxi lahayd.
Dhegaheedu waxay ka horreeyaan
codkeeda.

4—"Dumarka raali-gelinta
yaqaan" 🙏💗

"Sorry" yar oo sax ah waa
mid ka qiimo badan 100 dood
oo aan dhammaan. Ragga
qalbigiisa ayeey dagaan
dumarka noocaas ah.

5—"Dumarka aan u tartamin
ragga" 👑💁‍♀️

Haweeneyda aan muujin
baahi ama orod badan —
waa tan ragga u arkaan
qiimo bada gaar ah.

6—"Dumarka quruxda isku
ilaaliya" 💅🌸

Ma aha make-up badan, waa is
qurxin, nadaafad, iyo qanacsanaan
shaqsiyadeeda oo buuxda—
Raggu dumarkaas k**a
tagaan weligood.

Mohammed Fagad



゚viralシ ゚viralシfypシ゚viralシalシ ゚viralシfypシ゚ ゚viralシ ゚viralシalシ

Waxaay diyaar u tahay in aad la guursatid, hadii aay leedahay 9—kan Astaamood...🔥✌️1—"Waxay noqotaa mid degan oo faham b...
12/01/2025

Waxaay diyaar u tahay in aad la guursatid, hadii
aay leedahay 9—kan Astaamood...🔥✌️

1—"Waxay noqotaa mid degan
oo faham badan" 😌

Haddii aad ka hadasho guur kale,
ma carooto, mana qayliso. Waxay
ku dhahdaa: “Haddii ay kuu fiican
tahay, waan ku garab taaganahay.”
— Taasi waa heer naxariis + aqbalid
ka baxsan qiimeynta caadiga ah.

2—"Xaasidnimo badan kuma
jirto" 😇

Gabadha diyaarka u ah guur
labaad waxay leedahay qalbi
wanaagsan. Kuma mashquusho
cid kale, waxayse diiradda
saartaa nafteeda iyo taada.

3—"Waxay ku aragtaa nin mas’uul
ah oo qiimo badan" 👑

Haweeneydu guur kale kuma
oggolaan doonto marka tahay
nin caadi ah. balse Haddii ay
kuu oggolaatay, ogow waxay ku
aragtaa nin awood leh, masuul
ah, isla markaana geesinimo
badan.

4—"Waxay mudnaanta siisaa
xasiloonida qoyska" 🏡

Waxay rabtaa qoys dhisan,
caruur faraxsan iyo nolol degan –
xataa haddii ay ka dhigan tahay
in aad la guursatid 3 ama 4 kale.

5—"Kalsooni ayaa ka buuxda
qalbigeeda" ❤️🔥

Awoodda ugu weyn!
Haddii ay kuu oggolaato naag
kale, waxay taasi ka dhigan tahay:
“Ninkayga qof dumar ah igama
qaadan karo qalbigiisa balse qolof
ahaan wuu la seexan karaa.”
Kalsoonidaas waa mid rag
badan aanay helin.

6—"K**a xanaaqdo marka la
sheego “Naag labaad” 😂

Haddii dadku kaftamaan oo
yiraahdaan: “Ninkaaga labaad
hadduu u guursado maxaad
samayn lahayd?” — iyadu
way qosolaysaa.

7—"Waxay ku bartaa naagaha
fiican" 😅🔥

Mararka qaar waxay ku dhahdaa:
“Haddee haddii aad mid kale rabto…
tan iyo tan waa quruxsanyihiin ee
fiiri.”— Waa heer kaftan + aqbalid
oo raga badankood ka yaabiya.

8—"Waxaay kuu dhaqaaleysa
qarashka si xikmad leh" 💰

Xaas labaad kuma oggola gabar
qarashka burburisa. Haddii ay
lacagtaada u ilaaliso wanaagsan,
waa calaamad kale oo muhiim
ah.

9—"Waxay tustaa edeb iyo qadarin
joogto ah" 🙏

Haweeneyda diyaar u ah guur
kale waa mid edeb leh, aamusnaan
badan, hadalkeeduna uu miisaan
leeyahay.

Haddii gabadhu 5-taan leedahay…
Waa haweeney maskax furan,
dareen leh, oo adiga si dhab ah
kuu qaddarisa. Laakiin adigu
ha ku ciyaarin—

Mohammed Fagad


゚ ゚viralシ ゚viralシfypシ゚viralシalシ ゚ ゚viralシfypシ゚ ゚viralシ

7—Faaiido oo laga helo guurka Dumarka garoobta ah...Balse aan laga helin tan Bikrada ah... ❤️ 🔥 1—"Waxay leedahay waayo-...
11/30/2025

7—Faaiido oo laga helo guurka Dumarka garoobta ah...Balse aan laga helin tan Bikrada ah... ❤️ 🔥

1—"Waxay leedahay waayo-aragnimo
nololeed" ✨

Waxay aragtay nolol h**e, waxayna
garanaysaa waxa shaqeeya iyo waxa
aan shaqeyn — taasoo ka dhigta
qof faham badan oo dagan.

2—Mas’uuliyad iyo fahm gaar ah 🧠

Garoobtu caadiyan waxay leedahay
masuuliyad dabiici ah—haddii
ay carruur leedahay ama aysan
lahaynba—Nolosha ayee nidaamin
kartaa waxaayna dhistaa guri dagan.

3—"Jacaylkeedu waa mid
bisil" ❤️

Maaha qof ku cusub jacaylka,
waxay ogtahay sida loo dhiso
xiriir daggan oo is-fahan ku dhisan,
maaha mid ku degdegta ama ku
ciyaarta nolosha.

4—"Waxay ogtahay qiimaha ninka
wanaagsan" 👑

Garoobtu ma aha qof luminaysa
fursad, waxay ilaashataa ninka
wanaagsan marka aay hesho,
waxayna qiimeysaa dadaalkiisa.

5—"Dabeecaddeedu waa mid
deggan" 🌿

Dumarka garoobta badankood
waxay ka madax-bannaan yihiin
xanaaq fudud iyo guulguul aan
sabab lahayn — fahankoodu waa
mid qoto dheer inta badan.

6—"Waa mid go'aan leh inta
badan" 🎯

Mar haddii ay soo martay nolol
adag, waxay ogtahay waxa ay
rabto. Tani waxay ka dhigtaa qof
nolosha hogaamin kara, laguna
kalsoonaan karo.

7—"Waxay bixisaa daryeel iyo
naxariis" 🤍

Waayo-aragnimadu waxay ka
dhigtaa mid qalbi furfuran,
daryeel badan, oo agteeda
laga helo naxariis iyo kalgaceyl
dhameystiran.

Garoobtu waa qof sharaf
leh oo mudan jacayl, qadarin
iyo fursad labaad. ❤️

Mohammed Fagad Follow for more...Tips 🤣


゚viralシ ゚ ゚

11/30/2025

Isku day Waxa Aad
Rabto adro Bilaw Oo Joogtee. 💯 ゚ ♥️

7—Qalad oo aay sameeyaan, Raggu Inta aay Galmadu socoto...🙉 😳1—"Inuu si xad-dhaaf ah u cadaadiyoama u dhaawaco" 🤦‍♂️Qaar...
11/29/2025

7—Qalad oo aay sameeyaan, Raggu
Inta aay Galmadu socoto...🙉 😳

1—"Inuu si xad-dhaaf ah u cadaadiyo
ama u dhaawaco" 🤦‍♂️

Qaar badan waxay sameeyaan
riixis xoog badan, qaniinyo aan
habboonayn, ama gacmo adag
taas oo dhaawici karta raaxada
iyo caafimaadka gabadha.

2—"Inuu ku cadaadiyo qaab
aysan raalli ka ahayn" ❌🛌

Mar kasta oo style-ku
waa inuu ahaadaa mid
labadiinuba aad kuwada
raaxeysaneesaan.

3—"Inuu neefta ku dhibo ama
si khaldan u neefsado" 😮‍💨❌

Neefsi culus oo aan la
xakameyn waxay keentaa
raaxo-darro iyo xanaaq.

4—"Inuu aamuso gebi ahaan" 😶

Aamusnaanta buuxda inta
badan waxay abuurtaa culeys.
Hadal jilicsan, cabaadka, ama
erayo raaxo leh ayaa gabadha
dareensiinaya raaxo saaid ah.

5—In uusan fiirin muuqaalkeeda,
ama uusan indhaha indhaha
usaarin" 😏❌

Indhaha oo is eegta markaas waxay
dhistaa dareen, xusuus iyo xiriir
adag, markasta oo xiliga galmada
la is daawadaana waa markasta
oo aad isku sii dhawaataan.

6—"Inuu hal qaab ku dhameysto
oo uusan is baddalin" 🔁

Galmada waa in ay noqotaa
mid kala-duwan. Haddii uu
ninku ku adkaado hal qaab,
waxay keentaa daal iyo
xiiso-dhac.

7—"Inuu degdeg u bilaabo
galmada" 💨

Ninku markuu si dhaqso ah u
bilaabo iyada oo aanay jirin dhisid
dareen (foreplay), waxay keentaa
in gabadhu aysan diyaar noqon
oo aay raaxadeedu yaraato.

Galmadu waa luuqad jaceyl oo
qof walba uu ugu hadlo si gaar ah.
Marka la iska ilaaliyo qaladaadka
yaryar, waxaa ka dhasha raaxo,
kalgacal iyo isku-dhowaanshiyo
aan la qiyaasi karin. ❤️


゚ ゚

Address

302 Squirrel Ridge Drive
Columbus, OH
43219

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Koritaan Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Koritaan Tv:

Share