Jamaahiirta Tv

  • Home
  • Jamaahiirta Tv

Jamaahiirta Tv IF iyo Aakhiro Si Siman Ugu Shaqayso. Kaw Kori Oo Maalin Dheeli Wax Cusub Bar💵,⏰,❤️,👸,🌎,💻,🧠,😎,🔥🧣}☪️🕋

22/07/2025
17/07/2025

Fariin kusocota dhalinyarada Jamaahiirta Sool Sanaag Cayn Haylaan iyo Bari …..

15/07/2025

Team Mulaaxoy Cabdi

WAR DEG DEG AH": Xogo Rasmi ah oo Aan Ka Helay Hargaysa iyo Garoowe ayaa Xaqiijiyey in Laamaha Amniga Somaliland iyo Pun...
15/07/2025

WAR DEG DEG AH": Xogo Rasmi ah oo Aan Ka Helay Hargaysa iyo Garoowe ayaa Xaqiijiyey in Laamaha Amniga Somaliland iyo Puntland Wadaan Shirqool Dil Ergooyinka Gaar ahaan Warsangeli, Xukuumada Ssc-khaatumo iyo Shacabka Waxaan Farayaa in Amaanka iyo Meelaha Laga Soo Gelaayo il Dheeraad ah La Saaraa.
Sidoo Kale in Amaanka La Laba Jibaaro, Sidoo Kale in Dadka Eegooyinka ahi Meelaha ay Tegayaan Gaar ahaan Habeenkii ay Noqdaan Meelo Amaankooda Laysku Halayn Karo.
Shacabka,Jamaahiirta Gaadiidleeyda,Hotelada,Dadka Guryaha Ka Kiraynaaya Dadka inay Waxkasta La Socod Siiyaan Laamaha Amniga

12/07/2025

Fariin Gaar ah oo kusocota Shacabka SSCKH gude iyo dibad.Afhayeenka Jamaahiirta ahna G X JPP …….Jamaahiirta Tv

05/07/2025

Warsangali Midnimadinu waa muhiim Ilaahay hakala taginuu yiri Bari ilaa buuhoodle waa la isku xidhaya……

25/06/2025

Reer SSCKH Firdhiye iyo Qof Shaqsiya oo kale reerkiina bill ma Siinayo,Ee waxa ku Anfacaya Waa Dawladnimada. Taasna Ninkan baa h**e uwadi Kara Ee Taas taageer. Dadkuna Dawladnimada Ha u hogaansaman. Guul SSCKH

25/06/2025

Adeer Wadashaqayn wanaagsan

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jamaahiirta Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jamaahiirta Tv:

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share