Sanaag post

Sanaag post Kusoo dhawoow SANAAG POST
Waa warbaahin Soomaaliyeed oo dhex dhexaad ah.

08/25/2024

Maalintii cajiibka ahayd 25kii August 2023

08/25/2024

25 Augst 2024 jabkii ciidanka Somaliland

08/11/2024

Garaad Jaamac oo la hadlay dadweynaha reer Dhahar ee gobolka Highland

Waxa maanta oo Khamiis ah bishuna tahay 8-Aug-2024 degmada Awrboogays ee gobolka Sanaag ka furmay shirweynaha beesha Naa...
08/08/2024

Waxa maanta oo Khamiis ah bishuna tahay 8-Aug-2024 degmada Awrboogays ee gobolka Sanaag ka furmay shirweynaha beesha Naaleeye Axmed.

Garaadka guud ee beelweynta Naaleeye Axmed Maguure
08/02/2024

Garaadka guud ee beelweynta Naaleeye Axmed Maguure

07/13/2024

BEESHA NAALEEYE AXMED
waa maxay sababta ay Jiidali
Raga horgalada ah ugu daawanayaan ?

Mucjisooyinkii maanta ka dhacay Golaha Shacabka waxa kamid ahaa;Magicii madaxda maamul goboleedyada in loo badelay "Hoga...
03/30/2024

Mucjisooyinkii maanta ka dhacay Golaha Shacabka waxa kamid ahaa;

Magicii madaxda maamul goboleedyada in loo badelay "Hogaamiyayaal" oo aan dib loo odhan doonim madaxweyne taas oo Maamulka Khaatumo uu horaanqaadkeeda lahaa in Madaxweynahooda loogu yeedho Hogaamiye.

Maxay kula tahay adiga?

03/22/2024

Hablihii Isaaq oo Harti la'aan Somaliland uga yaacaya Muuse Biixina Fariin u diray..

03/21/2024

Mrs Suqaar iyo Heego oo isku kacay🤣🤣

03/21/2024

Dharaaro Xusuus leh iyo ciidanka SSC KHAATUMO

General Cabdi MadoobeTaliyaha ciidanka ssc ee gobolka Cayn
03/20/2024

General Cabdi Madoobe
Taliyaha ciidanka ssc ee gobolka Cayn

Coofaadh Cawseeye
03/19/2024

Coofaadh Cawseeye

Address

Columbus, OH, US
Columbus, OH

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sanaag post posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share