Ohio Somali TV

Ohio Somali TV Ohio Somali TV features the latest multimedia technologies, from live video streaming to audio packages to searchable archives of news features & background
(1)

Ohio Somali TV is independently operated and owned bilingual (Somali and English) Media in Ohio, United States. Our mission is to enrich lives and strengthen our community through the power of media. Building Community Through Media

Waxaa sharaf noo ah in muuqaal aan ka duubnay Sis Jamila Gurhan uu noqday mid aad loo daawaday  oo gaaray 1M. Waxaan duu...
12/07/2025

Waxaa sharaf noo ah in muuqaal aan ka duubnay Sis Jamila Gurhan uu noqday mid aad loo daawaday oo gaaray 1M.

Waxaan duubnay xiligii h**e ee Trump lakin waxay ahyd sheeko ka tarjumaysay waxa maanta taagan.

Hal milyan oo daawashaa ciyaar mahan Jamila Well Done.

Dadka Mareykanka waa dad wanaagsan waxyar oo xun baa ku jira ee hala dulqaato
12/07/2025

Dadka Mareykanka waa dad wanaagsan waxyar oo xun baa ku jira ee hala dulqaato

12/07/2025

DAAWO SIDA SOOMAALIDA LOO GARAB ISTAAGAY MADAX IYO SHACABA

12/06/2025

Maanta si weyn ayay isugu soo baxeen Hogaamiyayaasha Bulshada iyo Siyaasiyiinta Dowlada iyaga oo taageraya Soomaalida Mareykanka.

Duqa Columbus xildhibaano, iyo Hay'ada u dooda xaquuqda muslimiinta ayaa si cad u muujiya dareenkooda ku aadan hadal ka soo yeeray madaxweynaha Mareykanka.

Dhamaan waxay qireen in Soomaalida Mareykanka ay yihiin dad ilbax ah dalkan Jecel ganacsi iyo horumar ku soo kordhiyay isla markaana garabkooda ay taaganyihiin.

Feejignoow diyaarso Hadalka aad  oranlahayd, haka tagin aqoonsigaaga, hadii lagu qabtana wax Xog ah ha bixin, isku day i...
12/05/2025

Feejignoow diyaarso Hadalka aad oranlahayd, haka tagin aqoonsigaaga, hadii lagu qabtana wax Xog ah ha bixin, isku day in aad yarayso socodkaaga, gurigaaga haka furin qof aadan aqoon ama aan wadan warqad maxk**ad ka timid.

Sharci lahoow ama ha lahaan waa suurogal in ICE ku qabato ee Diyaar ahoow hana qalqalin.

Hadaa sharci leedahay waxba k**a qaadi karaan oo wey ku soo deyn doonaan.

Aqriso ducada marwaba ood gurigaaga ka baxayso.

12/05/2025

ILMAHA AAN RABITANKOODA WAX U BARAN EE WAALIDKA DARTIIS U BARTA: SHEIKH AHMED YAMANI

12/05/2025
12/04/2025

Dhalinyarada iyo Masuuliyada Hoggaaminta waa waajib Bulsho: Abdikhayr Soofe

12/04/2025

"WIILKOODA DARTIIS AYAY ISKU FUREEN KADIB MARKII .." SHEIKH HORSED NOAH

WAA BARNAAMIJ MUHIIM U AH WAXBARASHADA CARUURTEENA IYO DOORKA WAALIDKA EE QURBAHA
12/03/2025

WAA BARNAAMIJ MUHIIM U AH WAXBARASHADA CARUURTEENA IYO DOORKA WAALIDKA EE QURBAHA

XILIGA WAXBARASHADA IYO DOORKA LABADA WAALID EE QURBAHA: SH. AHMED YAMANI

FULL VIDEO
12/03/2025

FULL VIDEO

FULL: BARNAMIJ KU SAABSAN CARUURTA QOLKA ISKU XIRTA, KUWA WAALIDKA AYSAN IS FAHMIN IYO MORE

Address

3179 Cleveland Avenue
Columbus, OH
43224

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ohio Somali TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ohio Somali TV:

Share

Category