Abdi Aar Podcast

Abdi Aar Podcast Somali Media | Podcast 🗣️
📍Cbus, OH

01/05/2026

This documentary film explores the world of Somali trucking in America. It captures their life on the road and the daily struggles they face.

Documentarigan wuxuu soo bandhigayaa nolosha truck drivers ka Soomaalida ee Maraykanka iyo caqabadaha ay wajahaan.

12/01/2025
11/07/2025

Mubaarik Sarhaye, ardaygii ugu horreeyay ee Abaarso ee helay fursad waxbarasho Maraykanka (Worcester Academy), oo ka warramaya safarkiisii Abaarso iyo bilowgiisii dugsiga.

Mubarik Sarhaye, Abaarso’s first student to attend high school in the U.S. at the prestigious Worcester Academy, shares his Abaarso journey and his early days at the school.

10/26/2025
09/29/2025

Sidee loo soo saari karaa shidaalka dhulka Soomaalida. Engineer Abdisamad Artan. Part 2

09/24/2025

Sidee loo soo saari karaa shidaalka dhulka Soomaalida. Engineer Abdisamad Artan. Part 1

09/13/2025

Taariikhda soosaarida saliida ama dahabka madow

09/08/2025

Waa maxay waxbarashada iyo shaqada ay petroleum engineer ku qabtaan. Waraysi aan ka qaaday Abdisamad Artan oo degan magalada Houston ee Texas.

09/03/2025

Curadkii Dugsiga Abaarso, Mubarik Sarhaye.

08/31/2025

Maxaa ka mid ah waxyaabihii kuugu xasuusata badnaa Dugisga Abaarso? - Abdirahman Haibe, Oklahoma-based structural engineer.

08/20/2025

Marxaalada Laydhka Somaliland!

Waraysi aan ka qaaday Mubarik Hassan mid ka mida ah aasaasayasha shirkada laydhka Al Nour ee magaalada Burco.

Address

Columbus, OH

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi Aar Podcast posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdi Aar Podcast:

Share

Category