Ridwaan Abdirizak

Ridwaan Abdirizak soodhowow walaaal faldan page-ka soo dheh adigoo mahadsan🙏

Gabadhaan ayaa tiri: Wakhtiga Wuu cararayaa shalay Ayey ila tahay sawirkaas h**e 2022 marki ugu h**eysay aan si live ah ...
06/11/2026

Gabadhaan ayaa tiri: Wakhtiga Wuu cararayaa shalay Ayey ila tahay sawirkaas h**e 2022 marki ugu h**eysay aan si live ah isku aragno farxad iyo isfahan isku aragti waatan keenteay isfahan aan Dhamaad lahayn

Alle ayaan ka baryayaa farxad daaiman ah in uu nagu arsaaqo jacaylkuna waa ismaqal iyo isfahan markad hesho qofkaagii ayaad dareemeysaa in ay waxbadan kaa maqnaayeen.

marki h**e dookheyga oo dhan ayaan ka dhex arkay rabi ha ii daayo dhalinyarooy idinkana wax badan ayaa leydinku idhi guursada ee waxa idiinku daraya dokhiina guursada qoyskeyga Igu so duceeya dhamantiin ❤️

Runtii gabadhaan waxa sidaan ubedelay waxyar maaha Nolosha Alle ha uqurxiyo❤️
06/11/2026

Runtii gabadhaan waxa sidaan ubedelay waxyar maaha Nolosha Alle ha uqurxiyo❤️

Hooyo karti badan m.a❤️❤️
06/11/2026

Hooyo karti badan m.a❤️❤️

Sheikh Mustafa Xaaji ismaaciil cimriga Alle ha ubarakeeyo❤️
06/11/2026

Sheikh Mustafa Xaaji ismaaciil cimriga Alle ha ubarakeeyo❤️

Somalia markay joogeen iyo hada oo ay Canada joogaan maxaa iska bedelay❤️
06/11/2026

Somalia markay joogeen iyo hada oo ay Canada joogaan maxaa iska bedelay❤️

2015 iyada ayaa ka weyneyd balse 2026 muuq ahaan way ka yaraatay m.a❤️
06/11/2026

2015 iyada ayaa ka weyneyd balse 2026 muuq ahaan way ka yaraatay m.a❤️

8 sano kadib maxaa iska bedelay❤️
06/11/2026

8 sano kadib maxaa iska bedelay❤️

Prof Sola weligaa Niic ha ula tagin😂
06/10/2026

Prof Sola weligaa Niic ha ula tagin😂

Mustafa Arts wiil yar oo dadaal badan m.a❤️
06/10/2026

Mustafa Arts wiil yar oo dadaal badan m.a❤️

Mustafa Arts xirfadaan in badan ayuu kusoo dadaalay balse maanta miraheeda ayuu guranayaa m.a❤️
06/10/2026

Mustafa Arts xirfadaan in badan ayuu kusoo dadaalay balse maanta miraheeda ayuu guranayaa m.a❤️

Address

Columbus, OH

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ridwaan Abdirizak posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share